{"id":66829,"date":"2020-02-08T10:50:57","date_gmt":"2020-02-08T09:50:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66829"},"modified":"2020-02-08T14:22:16","modified_gmt":"2020-02-08T13:22:16","slug":"farmaajo-oo-saxiixay-sharciga-batroolka-ee-lagu-muransanaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66829","title":{"rendered":"Farmaajo oo saxiixay Sharciga Batroolka ee lagu muransanaa"},"content":{"rendered":"<p>08 Feb 2020 (Puntlandes) Muqdisho, Febaraayo 08, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Baatroolka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyaddu ay soo dhammeystireen hannaankii sharci ee kaga aaddanaa dhaqan galkiisa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12f.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-66830\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12f.jpg\" alt=\"\" width=\"561\" height=\"374\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12f.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12f-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12f-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12f-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12f-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12f-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 561px) 100vw, 561px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhiimadda uu shacabka iyo Dowladnimada Soomaaliyeed u leeyahay sharcigan oo hagaya xuquuqda muwaadiniintee<span class=\"text_exposed_show\">nnu ay u leeyihiin in looga faa\u2019iideeyo khayraadka ceegaaga dhulkeenna, isaga oo xeyndaab u noqonaya, kana ilaalinaya takri-falka, damaca shisheeye iyo musuqmaasuqa.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Sidoo kale, meel-marinta Sharciga Baatroolka JFS waxa ay maalgashadeyaasha caalamiga ah u muujinaysaa sida ay uga go\u2019an tahay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ka miro-dhalinta hiigsigooda ku aaddan xasilloonida dalka iyo in ay wadajir ugu tallaabaan Guga barwaaqo-sooranka iyo horumarka .<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Xukuumadda, Xildhibaannada iyo dhammaan khubaradii Soomaaliyeed ee qaybta ka qaatay uga mahadceliyey dadaalka ay galiyeen sharcigan dhaxal reebka ah.<\/p>\n<p>Sharciga Baatroolka ee uu meelmariyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku saleysan sharciyaddii Batroolka iyo macdanta dalka, dastuurka iyo Heshiiska Lahaanshaha, Maamulka iyo Wadaagga Kheyraadka Dabiiciga ee lagu saxiixay Baydhabo.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Feb 2020 (Puntlandes) Muqdisho, Febaraayo 08, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66830,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1283,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66829","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66829"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66835,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66829\/revisions\/66835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66830"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}