{"id":66863,"date":"2020-02-11T12:52:58","date_gmt":"2020-02-11T11:52:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66863"},"modified":"2020-02-11T12:52:58","modified_gmt":"2020-02-11T11:52:58","slug":"aabe-ilyaas-aadan-oo-ka-hadlay-qaabkii-loo-fuliyay-raggii-dilay-caaisha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66863","title":{"rendered":"Aabe Ilyaas Aadan oo ka hadlay qaabkii loo fuliyay raggii dilay Caa\u2019isha"},"content":{"rendered":"<p>11 Feb 2020 (Puntlandes)\u00a0Ilyaas Aadan oo ah aabaha dhalay Caa\u2019isha oo aheyd gabar 13 jir ah oo bishii Febraayo ee sanadkii hore kufsi iyo dil loogu geystay magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay qaabkii loo fuliyay dilkii qisaasta ahaa ee raggii ka dambeeyay dilka iyo kufsiga gabadhiisa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66864\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7.png\" alt=\"\" width=\"473\" height=\"261\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7.png 952w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7-300x165.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7-768x424.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7-292x161.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7-638x352.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 473px) 100vw, 473px\" \/><\/a><\/p>\n<p><span id=\"more-2398\"><\/span>Ilyaas Aadan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Bosaso ayaa sheegay inuu goobjoog ka ahaa dilka qisaasta ee labada dambiil ee saaka lagu fuliyay dilka toogashada oo kala ah C\/fataax C\/raxmaan Warsame iyo C\/shakuur Maxamed Dige, kuna faraxsan yahay qisaastaas.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft tdi_2_2f2 td_block_template_1 \">\n<p>\u201cMaanta oo taariikhda tahay 11 Febraatom saaka 8-dii subaxnimo waxaa la qisaasay labo nin oo dambiilayaashi ahaa C\/fataax C\/raxmaan Warsame iyo C\/shakuur Maxamed Dige, qisaastaas waa ku faraxsanahay, nimanka Caa\u2019isha dilay waa aqaanay, deris baa aheyn goobjoog baa ka ahaa qisaastooda, markii tiirka loo waday cafis ayay iga dalbadeen, markii ay dhinteen waa hubiyay dhuunta iyo gacanta ayaa ka taabtay\u201dayuu yiri Ilyaas.<\/p>\n<p>Iyaas ayaa sheegay in qofka saddexaad oo lagu magacaabo C\/raxmaan Maxamed Warsame ee xukunsanaha ahaa in dib loo dhigay fulinta dilkiisa muddo 10 maalmood, kaddib codsi dhankooda iyo dhinaca kale ka yimid, si loo hubiyo.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in kiiskan laga baran doono cashar xoog leh, isla markaana ku badbaadayaan gabdhaha Soomaaliyeed, waxaana uu uga mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed dareenkii ay ka muujiyeen falkaas waxashnimada ahaa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_4_07f td_block_template_1 \"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Feb 2020 (Puntlandes)\u00a0Ilyaas Aadan oo ah aabaha dhalay Caa\u2019isha oo aheyd gabar 13 jir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66864,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66863","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1346,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66863","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66863"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66865,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66863\/revisions\/66865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66864"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}