{"id":66866,"date":"2020-02-11T13:12:40","date_gmt":"2020-02-11T12:12:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66866"},"modified":"2020-02-11T13:12:40","modified_gmt":"2020-02-11T12:12:40","slug":"taliye-xijaar-amniga-dalka-meel-xun-buu-marayaa-kaamirooyinkii-in-la-qarxiyo-ayaa-la-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66866","title":{"rendered":"Taliye Xijaar \u201cAmniga dalka meel xun buu marayaa, Kaamirooyinkii in la qarxiyo ayaa la gaaray\u201d"},"content":{"rendered":"<p>11 Feb 2020 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in ammaanka dalka uu meel xun marayo, isagoo xusay in dalka amnigiisa lagu soo duulay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66867\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7a.jpg\" alt=\"\" width=\"573\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7a.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12g7a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 573px) 100vw, 573px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gen. Xijaar oo ka hadlayay kulan looga hadlayay isku xirka howlaha Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo maanta ka furmay Muqdisho ayaa ugu baaqay Hey\u2019adda Socdaalka inay koontaroosho dadka dalka soo galaya.<\/p>\n<p>\u201cAmniga dalka meel xun buu marayaa, amniga waa lagu soo duulay, kaamirooyinkii lagu xiro waddooyinka in la qarxiyo ayaa la gaaray, dalka horumarkiisa ayaa la diidan yahay, Injineerada waddooyinka dhisaya ayaa la qarxiyaaa, waxaa la diidan yahay ummadda inay xasisho\u201dayuu yiri Jen. Xijaar.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay inay muhiim tahay wada shaqeynta Hey\u2019adda Socdaalka iyo Booliska, isla markaana ka wada qeyb qaataan ilaalinta amniga iyo koontaroolka dadka dalka soo galaya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Feb 2020 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in ammaanka dalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66867,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1230,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66866"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66868,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66866\/revisions\/66868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66867"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}