{"id":66911,"date":"2020-02-16T11:53:29","date_gmt":"2020-02-16T10:53:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66911"},"modified":"2020-02-16T12:58:10","modified_gmt":"2020-02-16T11:58:10","slug":"guddoomiyaha-golaha-guurtida-somaliland-oo-sheegay-in-madaxweyne-farmajo-uusan-iman-karin-hargeysa-isagoo-ah-madaxweyne-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66911","title":{"rendered":"Daawo Video: Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo kasoo horjeestay in Madaxweyne Farmajo uu booqda Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p>16 Feb 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay inaysan ku soo dhoweyn doonin Madaxweynaha Soomaaliya magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12k2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-66912\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12k2.png\" alt=\"\" width=\"497\" height=\"385\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12k2.png 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12k2-300x232.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12k2-292x226.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12k2-100x78.png 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12k2-80x63.png 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 497px) 100vw, 497px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoomiyaha golaha guurtida oo golaha la hadlay ayaa sheegay in ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed uu ku cadaadinayo Madaxweynaha Somaliland in uu Hargaysa yimaado Madaxweyne Farmaajo balse aysan aqbali doonin.<br \/>\n\u201cWar kusoo dhoweyn meyno,Abiy Ahmed in adeerow ha noo keenin, ina adeerow ha noo iman, wax cudurdaar ah ma bixin, ina ictiraaf kaliya.\u201dayuu yiri Saleyman Maxamuud.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa sidoo kale sheegay in hore Abiy Ahmed uga codsaday in Madaxweyne Farmajo uu yimaado Hargeysa.<\/p>\n<p>\u201cTira laba jeer ah ayuu Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed naga codsadey in Farmaajo yimaado Hargeysa anagana waan ku celinay,marnaba Somaliland ma ogolaaneyso in Madaxweyne Farmaajo yimaado Hargeyso ayuu yiri\u201dGuddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa magaalada Addis Ababa ku kulmay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,waxana uu markii uu Muqdisho ku soo laabtay madaxweyne Farmaajo uu goob fagaaro ah Shacabka Soomaaliland ka raali geliyey duqeyn dhinaca cirka ah oo Dowladii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ay ka geysatay Magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Mq1brhWw9vI\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 Feb 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay inaysan ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66912,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66911","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1428,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66911"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66920,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66911\/revisions\/66920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66912"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}