{"id":67017,"date":"2020-02-19T12:48:29","date_gmt":"2020-02-19T11:48:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67017"},"modified":"2020-02-19T12:48:29","modified_gmt":"2020-02-19T11:48:29","slug":"madaxweyne-deni-oo-magacaabay-agaasimaha-guud-agaasime-ku-xigeenka-iyo-saraakiisha-sare-ee-ciidanka-badda-puntland-pmpf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67017","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo Magacaabay Agaasimaha Guud, Agaasime ku-xigeenka iyo Saraakiisha Sare ee Ciidanka Badda Puntland (PMPF)"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 February 17, 2020, kuna saabsan Xil-kaqaadis iyo magacaabid Agaasimaha Guud, Agaasime ku-xigeenka iyo Saraakiisha Sare ee Ciidanka Badda Puntland (PMPF).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/FB_IMG_1582039388818.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-67010\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/FB_IMG_1582039388818.jpg\" alt=\"\" width=\"521\" height=\"347\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/FB_IMG_1582039388818.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/FB_IMG_1582039388818-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/FB_IMG_1582039388818-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/FB_IMG_1582039388818-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/FB_IMG_1582039388818-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/FB_IMG_1582039388818-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/FB_IMG_1582039388818-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 521px) 100vw, 521px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Baahida loo qabo horumarinta iyo dibu habaynta Ciidanka Badda ee Dowladda Puntland (PMPF).<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa xil ka qaadis lagu sameeyey Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenada Ciidanka PMPF, waxaana loo bedelay Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>1.1. Admiral Cabdirsaaq Diiriye Faarax<br \/>\n1.2. Admiral Maxamuud Siciid Ciise<br \/>\n1.3. Admiral Cabdullaahi Axmed Yuusuf<\/p>\n<p>2. Waxaa Cabdirabi Cabdisamed Maxamed loo magacaabay Agaasimaha Ciidanka PMPF<\/p>\n<p>3. Waxaa Axmed Yuusuf Axmed loo magacaabay Agaasime Ku-xigeenka Ciidanka PMPF<\/p>\n<p>4. Waxaa G\/sare Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac loo magacaabay Taliyaha howl galinta Ciidanka PMPF<\/p>\n<p>5. Waxaa G\/dhexe Xabiib Faarax Xassan loo magacaabay Taliyaha Ciidanka lugta PMPF.<\/p>\n<p>6. Waxaa G\/dhexe Baarri Salaad Axmed loo magacaabay Taliyaha Ciidanka kumaandoosta PMPF<\/p>\n<p>7. Waxaa G\/dhexe Maxamed Cabdi Diiriye loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Qaybta Badda (ABS) ee Ciidanka PMPF<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>=DHAMMAAD=<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 February 17,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67010,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67017","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1457,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67017"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67018,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67017\/revisions\/67018"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67010"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}