{"id":67083,"date":"2020-02-24T11:02:11","date_gmt":"2020-02-24T10:02:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67083"},"modified":"2020-02-24T11:16:08","modified_gmt":"2020-02-24T10:16:08","slug":"war-murtiyeedka-laga-soo-saaray-shirkada-wadatashiga-beesha-mudulood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67083","title":{"rendered":"War Murtiyeedka laga soo saaray Shirkada Wadatashiga Beesha Mudulood"},"content":{"rendered":"<p>24 Feb 2020 (Puntlandes) Shirka Wadatashiga Beesha Mudulood oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayna qeybgaleen Madaxweynayaal hore dalka u soo maray, duubabka dhaqanka, xildhibaano, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa laga soo saaray Warmurtiyeed ay ku jiraan qoddobo xasaasi ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG-20200223-WA0036.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-67084\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG-20200223-WA0036.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"492\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG-20200223-WA0036-100x78.jpg 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG-20200223-WA0036-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qodobada ugu waaweyn ee war murtiyeedka ayaa waxaa kamid ah in beeshu qabanayso shirweyne lagu casuumayo dad ku nool gudaha dalka iyo wadanka dibadiisa.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka aqriso Qodobada War-Murtiyeedka<\/p>\n<p>1 \u2013 In dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ku dhaqmaan, islamarkaana ilaaliyaan dastuurka dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>2 \u2013 In howl-galka ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee Amisom uu dhex-dhexaad ka noqdo arrimaha siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>3 \u2013 In si wadajir ah looga horjeesto wixii sababi kara qalalaase siyaasadeed oo dalka ka dhaca, islamarkaana xal nabadeed loo maro khilaafaadyada jira; lana dhiso qaran waara oo ka shaqeeya maslaxadda guud.<\/p>\n<p>4 \u2013 In dhowaan la qabto shirweyne u dhantahay beesha Mudulood dal iyo dibad, kaasi oo looga tashanayo aayaha beesha.<\/p>\n<p>5 \u2013 In beesha Mudulood raadiso maqaamka siyaasadeed iyo xuquuqda gobolka Banaadir uu ku leeyahay nidaamka maamul ee dalka.<\/p>\n<p>6 \u2013 In la dhisay Guddiga qabanqaabada Shirka wadatashiga Beelweyne Muddulood oo si degdeg loo qaban doono, ayna kasoo qeybgeli doonaan dadka gudaha iyo dibadda.<\/p>\n<p>7 \u2013 In beeshu kaalin firfircoon ku yeelato doorashooyinka dalka ka dhacaya 2020\/2021.<\/p>\n<p>8 \u2013 Waxaa beesha caalamka looga mahad-celinayaa taageerada ay siiyaan Soomaaliia. Waxaa kaloo Bulshada caalamka iyo AMISOM laga codsanayaa inay dhexdhexaad ka noqdaan arrimaha siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Feb 2020 (Puntlandes) Shirka Wadatashiga Beesha Mudulood oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayna qeybgaleen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1602,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67083"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67086,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67083\/revisions\/67086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67084"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}