{"id":67228,"date":"2020-03-02T20:11:10","date_gmt":"2020-03-02T19:11:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67228"},"modified":"2020-03-02T20:11:10","modified_gmt":"2020-03-02T19:11:10","slug":"yamamoto-oo-ku-baaqay-in-degdeg-loo-joojiyo-iska-horimaadka-gobolka-gado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67228","title":{"rendered":"Yamamoto oo Ku Baaqay in Degdeg Loo Joojiyo iska Horimaadka Gobolka Gado"},"content":{"rendered":"<p>02 Marso 2020 (Puntlandes)\u00a0Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa ugu baaqay dowladda federaalka iyo maamulka jubbaland inay soo afjaraan iska horimaadka ka socda gobolka Gedo,<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12b9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66799\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12b9a.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"529\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12b9a.jpg 880w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12b9a-300x287.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12b9a-768x736.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12b9a-292x280.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/12b9a-638x611.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Safriiku wuxuu ku taliyay in xal siyaasadeed lagu dhameeyo iska horimaadka iyo khilaaf sababay in dagaal fool fool ah uu dhexmaro ciidamada dowladda federaalka iyo ciidamada Jubbaland ee daacada u aha wasiirka amniga maamulkaas c\/rashiid Janan<\/p>\n<p>Safiirka\u00a0 ayaa qoraalka ku yiri \u201cdhammaan hoggaamiyayaasha waxaa looga baahan yahay inay dulqaad muujiyaan iyo xaaladana dejiyaan taasi oo faa\u2019iido weyn u leh dhamaan Somalida ku nool gobolka\u201d<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan gobolka Gedo ayaa maanta weeraray ciidamo daacad u ah wasiirka amniga Jubbaland C\/rashiid Jannan, dagaalkaas oo dhimasho iyo dhaawac uu ka dashay ayaa loo adkaaday ciidamadii Jubbaland kuwasoo u cararay magaalada Mandheera ee kenya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<blockquote class=\"wp-block-quote\"><p>&nbsp;<\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Marso 2020 (Puntlandes)\u00a0Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa ugu baaqay dowladda federaalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1521,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67228","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67228"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67229,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67228\/revisions\/67229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66799"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}