{"id":67408,"date":"2020-03-09T11:02:39","date_gmt":"2020-03-09T10:02:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67408"},"modified":"2020-03-09T13:02:50","modified_gmt":"2020-03-09T12:02:50","slug":"somaliland-iyo-midowga-yurub-oo-heshiis-kala-saxiixday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67408","title":{"rendered":"Somaliland iyo Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixday"},"content":{"rendered":"<p>09 Marso 2020 (Puntlandes) Somaliland iyo Ururka Midowga Yurub ayaa ku kala saxiixday magaalada Hargeysa heshiis ku kacaya 7 malyan oo dollar.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14a9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-67409\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14a9.jpg\" alt=\"\" width=\"420\" height=\"560\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14a9.jpg 540w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14a9-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14a9-292x389.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 420px) 100vw, 420px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Heshiiskaan ayaa waxaa u saxiixay maamulka Somaliland Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo halka Midowga Yurub uu u saxiixay ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nicolas Berlanga.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa sheegay in heshiiskaani muddo laga soo shaqeynayey, isla markaana lagu horumarin doono dhanka caddaalada iyo ciidamada.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiir Maxamed Kaahin Axmed ayaa hoosta ka xariiqay inuu ururka Midowga Yurub uga mahadcelinayo, sida uu mar weliba u garab taagan yahay xukuumadda Somaliland, isagoo xusay in ay tani xoojineyso wadashaqeynta u dhexeysa labad dhinac.<\/p>\n<p>Amb. Nicolas Berlanga oo ka hadlay heshiiskan ayaa sheegay inay kordhin doonaan mashaariicda uu ururka Midowga Yurub ka fulinayo deegaanada maamulkaasi.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Marso 2020 (Puntlandes) Somaliland iyo Ururka Midowga Yurub ayaa ku kala saxiixday magaalada Hargeysa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67409,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67408","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1310,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67408","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67408"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67410,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67408\/revisions\/67410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67409"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}