{"id":67417,"date":"2020-03-10T12:29:55","date_gmt":"2020-03-10T11:29:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67417"},"modified":"2020-03-10T12:29:55","modified_gmt":"2020-03-10T11:29:55","slug":"itoobiya-oo-joojisay-maalgashigii-dekedda-berbera","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67417","title":{"rendered":"Itoobiya oo joojisay maalgashigii dekedda Berbera"},"content":{"rendered":"<p>10 Marso 2020 (Puntlandes) Dowladda Itoobiya ayaa joojisay maalgashigii ay ku laheyd dekedda magaalada Berbera ee Somaliland, sida uu qoray wargeyska Capital ee ka soo baxa Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalkaasi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-67418\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14b.jpg\" alt=\"\" width=\"409\" height=\"226\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14b.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14b-300x166.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14b-292x162.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14b-638x353.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 409px) 100vw, 409px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wargeyska ayaa daabacay in todobaadkii la soo dhaafay xukuumadda Addis Ababa ay joojisay 19% saamiga maalgashigii ay ku laheyd dhismaha iyo ballaarinta dekeddaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale warbixinta wargeyska ayaa waxaa lagu sheegay in Itoobiya ay dooneyso in deked kale ay ka sameysato dalka Suudaan.<\/p>\n<p>\u201cItoobiya waxay saami ah 19% ka qaadatay horumarinta dekedda Berbera, laakiin waxay toddobaadkan la soo weriyay in mashruuca si buuxda loo joojiyay.\u201d ayuu yiri wargeysku.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda si rasmi ah dowladda Itoobiya ugama hadlin arrinta dekedda Berbera, balse wuxuu wargeyska Capitaal wareystay wasiirka gaadiidka Dagmawit Moges oo faah faahin ka bixisay qorshaha ay ka leeyihiin dekedda ay ka sameysanayaan dalka Suudaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka Somaliland oo ku aadan warbixinta wargeyskaasi.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa ku soo beegmeysa, iyadoo dhowaan dalka Imaaraadka Carabta uu ka laabtay qorshihii uu saldhigga milatari uga dhisanayey magaalada Berbere ee Somaliland.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Marso 2020 (Puntlandes) Dowladda Itoobiya ayaa joojisay maalgashigii ay ku laheyd dekedda magaalada Berbera&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1340,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67419,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67417\/revisions\/67419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67418"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}