{"id":67420,"date":"2020-03-10T12:34:08","date_gmt":"2020-03-10T11:34:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67420"},"modified":"2020-03-10T12:34:08","modified_gmt":"2020-03-10T11:34:08","slug":"israsaaseyn-lagu-dilay-qaar-ka-mid-ah-ilaalada-qoor-qoor-oo-ka-dhacday-dhuusomareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67420","title":{"rendered":"Israsaaseyn lagu dilay qaar ka mid ah ilaalada Qoor Qoor oo ka dhacday Dhuusomareeb"},"content":{"rendered":"<p>10 Marso 2020 (Puntlandes) Is-rasaaseyn dhimasho leh oo u dhaxeysay laba ciidan ayaa maanta ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug, sida ay noo xaqiijiyeen ilo-wareedyo goobjoog u ahaa dhacdadan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66767\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g.jpg\" alt=\"\" width=\"516\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g.jpg 1920w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 516px) 100vw, 516px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Is-rasaaseynta ayaa dhex martay ciidamada ilalaada u ah madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Qoor Qoor iyo askarta guutada 21-aad ee ciidanka xoogga dalka ee ku sugan magaalada.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa waxa uu yimid kadib markii madaxweyne Qoor Qoor oo dhagax dhigi rabay xarunta madaxtooyada Galmudug, oo laga dhisayo xerada 21-aad uu tagay xerada oo fariisin u ah ciidamada Xoogga ee 21-aad.<\/p>\n<p>Ciidamadii ku sugnaa xarunta ayaa la sheegay inay kadib diideen in madaxweynuhu soo galo halkaaas, kadibna waxaa billaabatay is-rasaaseyn socotay dhowr daqiiqo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in laba askari oo ka mid ahaa ilaalada madaxweyne Qoor Qoor ay halkaas ku geeriyoodeen, halka qaar kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-2\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER  render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\">Puntlandes.com<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Marso 2020 (Puntlandes) Is-rasaaseyn dhimasho leh oo u dhaxeysay laba ciidan ayaa maanta ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66767,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1530,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67421,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67420\/revisions\/67421"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66767"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}