{"id":67516,"date":"2020-03-14T23:05:12","date_gmt":"2020-03-14T22:05:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67516"},"modified":"2020-03-14T23:05:12","modified_gmt":"2020-03-14T22:05:12","slug":"goormay-dhacaysaa-xafladda-caleemasaarka-madaxweynaha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67516","title":{"rendered":"Goormay dhacaysaa Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug?"},"content":{"rendered":"<p>14 Marso 2020 (Puntlandes) Waxaa magaalada Dhuusamareeb lagu shaaciyey xilliga ay dhacayso munaasabada caleemasaarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66767\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g.jpg\" alt=\"\" width=\"443\" height=\"295\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g.jpg 1920w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/10g-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 443px) 100vw, 443px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gudoomiyaha Guddiga qaban qaabadda Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha maamulka Galmudug Yuusuf Garaad Cumar oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee ay dhaceyso Xafladda Caleemasaarka.<\/p>\n<p>\u201cWadatashiyo kala duwan oo aan sameeynay ayaan ugu dambeyntii go\u2019aansanay in Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa la qabto 26-ka bishaan March ee sanadkan 2020ka.\u201dayuu yiri Yuusuf Garaad Cumar Axmed.<\/p>\n<p>Xafladda Caleema saarka Madaxda cusub ee Galmudug ayaa lagu wadaa inay ka qeybgalaan madaxda ugu sareysa Soomaaliya iyo sidoo kale wufuud kala duwan oo lagu casuumay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Marso 2020 (Puntlandes) Waxaa magaalada Dhuusamareeb lagu shaaciyey xilliga ay dhacayso munaasabada caleemasaarka Madaxweynaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66767,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67516","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1208,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67516","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67516"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67517,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67516\/revisions\/67517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66767"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}