{"id":67625,"date":"2020-03-16T21:18:22","date_gmt":"2020-03-16T20:18:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67625"},"modified":"2020-03-16T21:18:22","modified_gmt":"2020-03-16T20:18:22","slug":"daawo-video-madaxweyne-farmaajo-oo-u-diray-shacabka-soomaaliyeed-farriin-ku-aaddan-caabuqa-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67625","title":{"rendered":"Daawo Video: Madaxweyne Farmaajo oo u diray shacabka soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, Maarso 16, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus (Covid-19) ayaa tilmaamay in ay ka go\u2019an tahay Dowladda Soomaaliyeed ilaalinta badqabka caafimaad ee dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14h.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-67626\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14h.jpg\" alt=\"\" width=\"514\" height=\"446\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14h.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14h-300x260.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14h-768x666.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14h-1024x888.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14h-292x253.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14h-208x180.jpg 208w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/14h-638x554.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 514px) 100vw, 514px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa xusay in caabuqan oo ku faafay dalal badan ay diiwaan gelisay Wasaaradda Caafima<span class=\"text_exposed_show\">adka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya bukaan laga helay oo ah muwaadin Soomaaliyeed, arrinkaas oo ay tahay in uu feejignaan dheeraad ah u horseedo shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed sidii ay ugu midoobi lahaayeen xakameynta iyo ka hortagga cudurkan.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>\u201cIlaa iyo hadda waxaan xaqiijinnay gudaha dalkeenna hal qof oo bukaan ah. Xanuunkan waxaa khatartiisu gaarsiisan tahay meel aad u sarreysa oo waxa uu si deg-deg ah ugu faafay dalal badan oo ay ka mid yihiin dalalka dariiskeenna ah ee Itoobiya iyo Kenya .\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay u hoggaansamaan talooyinka caafimaad iyo awaamiirta dowladeed ee lagaga hortagayo faafidda cudurka Covid-19 oo ay ugu horreyso in la yareeyo isu-socodka, safarrada iyo isu-imaanshaha laga maarmi karo.<\/p>\n<p>\u201cBulshada ayaa laf dhabar u ah dadaalka ay dowladdu kaga hortageyso cudurkan, sidaas darteed waa in ay u istaagaan wacyigelinta, una hoggaansamaan farriimaha caafimaad iyo qorsheyaasha dowladdu ay kaga hortageyso in dalkeenna uu ku faafo caabuqa Coronavirus.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in ay dar-dar geliso tallaabooyinka iyo qorsheyaasha ka hortagga cudurkan, lana mideeyo cududda iyo caqliga shacabka iyo Dowladda Soomalaiyeed si aynu uga gudubno marxaladdan adag.<\/p>\n<\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/5ynxHUNi1tg\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Maarso 16, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67625","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1103,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67627,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67625\/revisions\/67627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67626"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}