{"id":67711,"date":"2020-03-18T12:52:14","date_gmt":"2020-03-18T11:52:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67711"},"modified":"2020-03-18T12:52:14","modified_gmt":"2020-03-18T11:52:14","slug":"dfs-oo-shaacisay-inay-5-milyan-u-qoondeysay-la-tacaalidda-caabuqa-covid-19-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67711","title":{"rendered":"DFS oo shaacisay inay 5 Milyan$ u qoondeysay la tacaalidda caabuqa COVID- 19 (muuqaal)"},"content":{"rendered":"<p>18 Marso 2020 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaaraha dawladda Federaalka Xasan Cali Khayre ayaa xalay shaaciyay in dowladda Soomaaliya ay 5 Milyan oo Doollarka u qoondeysay la tacaalidda caabuqa COVID- 19, dhammaan dalka oo dhan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-67712\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a.png\" alt=\"\" width=\"508\" height=\"349\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a.png 979w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-300x206.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-768x528.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-292x201.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-638x439.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha aya ku dhawaaqay in la xirayo dhammaan goobaha waxbarashada sida dugsiyada iyo jaamacadaha, laga billaabo maalinta Berrri ah, iyada oo ay xirnaan doonaan muddo 15 maalin ah, si looga hortago faafidda caabuqa CONVID-19, wuxuuna muwaadiniinta faray in la joojiyo kulamada waaweyn, iyo isku soo baxyada fagaarayaasha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ganacsatada Soomaaliyeed kala hadlay saameynta uu dhaqaalaha dalka ku yeelan karo caabuqaan iyo sida looga hortagi lahaa, wuxuuna ugu baaqay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada in loo midoobo, ka hortagga caabuqan, isla markaana la raaco timaamaha hey\u2019adaha dowladda ee ku howlan howshan.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa ku howlan dhamaystirka xarumo lagu karantiilo, laguna hubiyo dadka looga shakiyo cudurka, halka Isbitaalka Martiini loo asteeyay in lagu daweeyay bukaannada uu cudurku haleelo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/K6ps5i8aeak\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Marso 2020 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaaraha dawladda Federaalka Xasan Cali Khayre ayaa xalay shaaciyay in dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67712,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67711","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1174,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67711","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67711"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67711\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67713,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67711\/revisions\/67713"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67712"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67711"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67711"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67711"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}