{"id":67859,"date":"2020-03-26T19:42:52","date_gmt":"2020-03-26T18:42:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67859"},"modified":"2020-03-26T19:42:52","modified_gmt":"2020-03-26T18:42:52","slug":"rw-kheyre-oo-caafimaad-u-rajeeyay-nuur-cadde-oo-la-xanuunsanaya-caabuqa-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67859","title":{"rendered":"RW Kheyre oo caafimaad u rajeeyay Nuur Cadde oo la xanuunsanaya caabuqa Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>26 Marso 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ku xanuunasanayo magaalada London ee dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bc3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-67860\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bc3.jpg\" alt=\"\" width=\"573\" height=\"406\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bc3.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bc3-300x213.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bc3-768x545.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bc3-1024x726.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bc3-292x207.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bc3-638x452.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 573px) 100vw, 573px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Alle uga baryay in uu caafimaad deg deg hah siiyo Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka\u00a0 Nuur Xasan Xuseen \u201cNuur cadde\u201d oo ku xanuunsan magaalada London ee cariga Ingiriiska.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa bartiisa ku qoray \u201cWaxaan Alle ka baryayaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo Ra\u2019iisul Wasaarahii hore ee dalka, mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku xanuunsanaya London. Waxaan khadka teleefanka kula hadlay qoyskiisa aniga oo gaarsiiyay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yihiin\u201d.<\/p>\n<p>Nuur Cadde oo 83 sano jir ah ayaa sanadihii 2007 iyo 2009 ahaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda KMG dowladdii Madaxweynihii hore AUN C\/llaahi Yuusuf Axmed.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Marso 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67860,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67859","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1419,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67859","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67859"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67861,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67859\/revisions\/67861"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67860"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}