{"id":67880,"date":"2020-03-27T19:37:54","date_gmt":"2020-03-27T18:37:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67880"},"modified":"2020-03-27T19:37:54","modified_gmt":"2020-03-27T18:37:54","slug":"daawo-video-madaxweyne-farmaajo-dadka-soomaaliyeed-waxaan-ugu-baaqayaa-in-ay-u-hoggaansamaan-talooyinka-caafimaad-ee-badqabkooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67880","title":{"rendered":"Daawo Video: Madaxweyne Farmaajo \u201cdadka soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay u hoggaansamaan talooyinka caafimaad ee badqabkooda\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, Maarso 27, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay dalkooda uga samata-bixin lahaayeen duruufaha caafimaad ee caabuqa Coronavirus uu dhaxal siiyey dalal badan oo caalamka ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-67881\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd.jpg\" alt=\"\" width=\"548\" height=\"365\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 548px) 100vw, 548px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ti<span class=\"text_exposed_show\">lmaamay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay si weyn uga murugoodeen dadka Soomaaliyeed ee qurbaha ugu geeriyooday cudurkan, isaga oo Alle caafimaad deg-deg ah u weydiiyey dadka kale ee bukaanka ah.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si gaar ah ducada ugu xusay Raiisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ka mid ah dadkeenna la xanuunsan caabuqan.<\/p>\n<p>\u201cDadka Soomaaliyeed -gudaha iyo dibaddaba- waxaan ugu baaqayaa in ay u hoggaansamaan awaamiirta iyo talooyinka caafimaad ee lagu xaqiijinayo badqabkooda.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in ilaa hadda dalkeenna la xaqiijiyey saddex qof oo uu ku dhacay cudurkan, waxa uuna ugu baaqay shacabka in la joogteeyo ilaalinta fayo-dhowrka oo ay ugu muhiimsan yihiin dhiqidda gacmaha, yareynta kulan wadareedyada iyo fulinta guud ahaan talooyinka caafimaad ee ka hortagga ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa ku adkeeyey dadka Soomaaliyeed in ay joogaan guryahooda, xil weyna ay iska saaraan badqabka naftooda iyo bulshadooda.<\/p>\n<\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/1Id4UyJ3TBw\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Maarso 27, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67881,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67880","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1487,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67882,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67880\/revisions\/67882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67881"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}