{"id":67883,"date":"2020-03-28T10:59:39","date_gmt":"2020-03-28T09:59:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67883"},"modified":"2020-03-28T10:59:39","modified_gmt":"2020-03-28T09:59:39","slug":"sawiro-daawo-garoonkii-diyaaradaha-ee-baraawe-uu-dhawaan-xariga-ka-jaray-rw-kahyre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67883","title":{"rendered":"Sawiro: Daawo garoonkii diyaaradaha ee Baraawe uu dhawaan xariga ka jaray RW kahyre"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">28 Marso 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya\u00a0 Xasan Cali Khayre\u00a0oo socdaal shaqo ku gaaray 10kii bishaan marso 2020ka magaaladda Baraawe dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha magaalada oo ay dawladdiisu ku sheegtay in si heer sare ah loo dhisay.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa munaasabadda daah-furka ka sheegay in dhammeystirka dhismaha garoonka ay astaan u tahay sida dowladda Soomaaliyeed ay uga go\u2019antahay dib-u-dhiska Soomaaliya, kaabayaasheeda dhaqaale iyo isku xirka dadka Soomaaliyeed ee ku kala nool daafaha dalka iyo dunida inteeda kale.<\/p>\n<p>Fadeexad wayn oo ah sida loo musuqmaasuqay dhismaha Garoonka ayaa gelinkii dambe ee shalay soo ifbaxday, ka dib markii roobab ka da\u2019ay ay burbur u gaysteen Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Baraawe.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15ff3.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-67886\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15ff3.jpeg\" alt=\"\" width=\"542\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15ff3.jpeg 938w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15ff3-300x200.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15ff3-768x512.jpeg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15ff3-292x195.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15ff3-638x425.jpeg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15ff3-60x40.jpeg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 542px) 100vw, 542px\" \/><\/a><\/p>\n<h5><strong>10kii marso 2020 RW Kahyre oo xariga ka jaraya Garoonka<\/strong><\/h5>\n<p>Garoonkan ayaa waxaa la sheegay in ay dhismihiisa ku baxday adduun lacageed oo dhan afar dhibic saddex milyan oo lacagta Mareykanka ah ($4.3m), hase yeeshee marka laga reebo sar yar oo garoonka ka taagan, xitaa ma lahan dhabbo ay diyaaradaha ku ordaan, waxaana looga tegay bacaad.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, waxay noqotay arrin dad badani ka yaabisay burburka xoogan ay roobab da\u2019ay Jimcihii ay u gaysteen Garoonka Baraawe, taa oo muujinaysa inaanan si sax ahi loogu hawlgelin dhismihiisa.<\/p>\n<p>Garoonka oo si macmal uun loo dhisay ayaan hadda ka dib awoodi doonin in ay duulimaadyadu ka deggaan, bacdamaa ay burburtay dhabaha ay diyaaradaha ku cararaan ee bacaadka ahayd.<\/p>\n<p>Midowga Yurub oo maalgeliyay dhismaha garoonkan ayaa u wakiishay Hay\u2019adda Somali Stability Fund (SSF). SSF ayaana qandaraaska dhismahaasi ku wareejisay shirkad kale, waxaana gacmaha badan ee la marsiiyey mashruuca lagu lunsaday malaayiin dollar.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka iyo Maamulka Koonfur Galbeedba ayaa lacagtii loogu talagalay dhismahaasi uga faa\u2019ideen in ay dadka deegaanku yeeshaan garoon muddo fog shaqayn kara.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-67884\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd1.jpg\" alt=\"\" width=\"507\" height=\"380\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd1.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 507px) 100vw, 507px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-67885\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd2.jpg\" alt=\"\" width=\"508\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd2.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd2-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd2-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd2-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd2-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd2-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15bd2-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/155f2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-67887\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/155f2.jpg\" alt=\"\" width=\"509\" height=\"358\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/155f2.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/155f2-300x211.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/155f2-292x205.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 509px) 100vw, 509px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 Marso 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya\u00a0 Xasan Cali Khayre\u00a0oo socdaal shaqo ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67884,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1634,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67883","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67883"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67888,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67883\/revisions\/67888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67884"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}