{"id":67916,"date":"2020-03-29T21:22:08","date_gmt":"2020-03-29T19:22:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67916"},"modified":"2020-03-29T21:22:08","modified_gmt":"2020-03-29T19:22:08","slug":"qarax-ka-dhacay-afaafka-hore-ee-saldhiga-bartmaha-magaalada-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67916","title":{"rendered":"Qarax  ka dhacay afaafka hore ee saldhiga bartmaha magaalada Garowe"},"content":{"rendered":"<p>29 Marso 2020 (Puntlandes)\u00a0Gaariga gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi Gu\u2019jir oo marayey afaafka hore ee saldhiga bartamaha Garowe ayaa qof ismiidaamiyey qarxay, kadibna qiic iyo uuro ayaa cirka isku shareertay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15hh13.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-67917\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15hh13.jpg\" alt=\"\" width=\"575\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15hh13.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15hh13-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15hh13-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15hh13-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 575px) 100vw, 575px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qaraxa kadib waxaay inta badan magaalada Garowe laga maqlay rasaas ay ridayeen ciidamada Booliska Puntland, iyadoo la xiray aagii qaraxu ka dhacay.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo faahfaahin ka bixiyay qarax caawa ka dhacay gudaha\u00a0 Garowe, ayaa sheegay in qof isa-soo miidaamiyay uu fiidnimadii caawa isku qarxiyay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi Gu\u2019jir, oo uu weheliyay Taliyihii hore ee Qeybta Booliiska Gobolka Nugaal G\/sare Faarax Cabdiraxmaan Warsame (Galan-goolli).<\/p>\n<p>Gudoomiiyaha iyo\u00a0Taliyihii hore ee Qeybta ayaa qaraxa waxaa kasoo gaaray dhaawac waxaana lagu dabiibayaa Cisbitaalka Garowe.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Marso 2020 (Puntlandes)\u00a0Gaariga gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi Gu\u2019jir oo marayey afaafka hore&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67917,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67916","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1302,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67916","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67916"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67918,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67916\/revisions\/67918"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67917"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}