{"id":67999,"date":"2020-04-01T12:46:14","date_gmt":"2020-04-01T10:46:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67999"},"modified":"2020-04-01T12:46:14","modified_gmt":"2020-04-01T10:46:14","slug":"dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-gudoomiyaha-baarlamaanka-koofur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=67999","title":{"rendered":"Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>01 April \u00a02020 (Puntlandes) Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee dawladda goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka dhacdey doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ay ku tartameen laba musharax.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a6a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-67742\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a6a2.jpg\" alt=\"\" width=\"591\" height=\"394\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a6a2.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a6a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a6a2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a6a2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a6a2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a6a2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a6a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 591px) 100vw, 591px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Fadhiga doorashada ayaa waxaa ku sugnaa 93 Xubnood oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed, kuwaas oo musharixiinta u kala codeynayay,waxaana Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed loo doortey Xildhibaan Dr Cali Saciid Fiqi oo ahaa Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Labada musharax ayaa waxaa ay codadka u kala heleen Dr Cali Saciid Fiqi oo noqdey wuxuu helay 84\u00a0 Cod waxaana uu ku guulaystay Guddoomiyaha Baarlamaanka, halka 2 Cod uu helay musharixii la tartamayay ee Maxamed Cabdiraxmaan,waxaana halaabey 8 Cod.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqey in xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed uu ku guuleystay xildhibaan Cali Saciid Fiqi.<\/p>\n<p>Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa aad uga hooseysay doorashooyinka kale Guddoonka Baarlamaanka dowlad goboleedyada, maadaama xamaasadda tartankaas uu aad u hooseeyay, marka loo eego in hal musharax kaliya ahaa ninka la hadal hayay kaas oo ay wadatay Villa Somalia.<\/p>\n<p>Goordhow ayaa la guda geli doonaa doorashada Guddoomiye kuxigeenada Baarlamaanka Koonfur Galbeed,hayeeshee Xildhibaanada loo fasaxey qado iyo inay Salaad soo dukadaan.<\/p>\n<p>Xildhibaanad Aamina Isaaq Maxamed\u00a0 iyo Maxamed Nuur Maxamed ayaau taagan xilka guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed,halka Xildhibaan Shamso Maxamed Yaroow oo ah Shaqsiga kaliya ee u taagan qabashada xilka guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 April \u00a02020 (Puntlandes) Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee dawladda goboleedka Koonfur Galbeed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-67999","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1628,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67999","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=67999"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67999\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68000,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/67999\/revisions\/68000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67742"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=67999"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=67999"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=67999"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}