{"id":68059,"date":"2020-04-04T19:48:18","date_gmt":"2020-04-04T17:48:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68059"},"modified":"2020-04-04T19:48:18","modified_gmt":"2020-04-04T17:48:18","slug":"daawo-video-suldaan-maxamed-suldaan-cabdiqadir-waa-muqadas-midnimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68059","title":{"rendered":"Daawo Video: Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir \u201cwaa muqadas midnimada Soomaaliya\u201d"},"content":{"rendered":"<p>04 April \u00a02020 (Puntlandes) Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir ayaa ka hadlay wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland isagoo sheegay in midnimada umadda Soomaaliyeed ay tahay muqadas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a3a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-68060\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a3a4.jpg\" alt=\"\" width=\"448\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a3a4.jpg 448w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a3a4-300x201.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a3a4-292x196.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a3a4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 448px) 100vw, 448px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Suldaanka ayaa sheegay in marnaba ay kala maarmi karin Soomaalidu, dhibaato kasta oo soo kala dhex-gasha, isla markaana ay waajib tahay in dib loo furo wada-hadalada DF iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu suldaanku sheegay in Odayaal dhaqameedku ay leeyihiin go\u2019aanka masiirka bulshada, maadama ay ka talinayaan samaha umadda, ayna waajib tahay in laga qeyb galiyo wada-hadaladaasi.<\/p>\n<p>Suldaanka ayaa waxa kale oo uu fariin adag u diray dadka u ololeynaya kala goynta umadda, isagoona xusay inay dad wada dhashay yihiin Somaliland iyo Soomaaliya, balse ay siyaasada isku qabteen Niman gaar ah oo bulshada reer Somaliland ka madax-banaan.<\/p>\n<p>Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Cabdiqadir oo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yiri \u201cMa xukuumada unba kali isaga dhigaysa wada-hadalada, anigu waxaan qabaa in wixii siyaasada ay ka hadli karaan odayaasha dhaqanku\u201d.<\/p>\n<p>\u201cAnigu waxaan leeyahay Salaadiinta yaan laga tagin ee wada -hadalada Soomaaliya iyo Somaliland halagu soo daro, cidna nagama mamnuuci karto wada-hadalada, waxaana ka codsaneyna xukuumada inay nagu soo daraan wada-hadalada labada dhinac\u201d.<\/p>\n<p>\u201cUmadda Soomaaliyeed ma kala maarmeyso meelkasta oo ay kala joogaan, dhibaato kastoo ku kala dhex timaada, waxaana diyaar u nahay inaan si fiican uga qeyb qaadano wada-hadalada Soomaaliya iyo Somaliland\u201d.<\/p>\n<p>Wuxuuna intaas kusii daray Suldaanku \u201cDadka madax-dhaqameedka ayaa xukuma oo ay u dhago nugul-yihiin, markaa madax dhaqameedka haddii loo dhago nugulyahay waxay soo dhaweeyaan wax wada qabsiga umadda markii horeba Soomaaliya isku aheyd\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMaanta ninka yidhi waan ka maarmay been buu sheegaya oo Soomaali ma kala maaranto, markaa waxan leeyahay wada-hadalada Soomaaliya iyo Somaliland waa muqadas aan la dafiri karin\u201d.<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland oo daba socota hadalka Suldaanka ayaa shalay sheegtay inay \u2018talaabo sharci ah\u2019 ka qaadeyso Suldaanka guud ee Somaliland iyo Odayaal dhaqameed kale oo ka hadlay wada-hadalada Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<div>Waxayna xukuumada Muuse Biixi la xiriireysay baaqyada Odayaashaasi dhaqanka qorshe ay sheegtay inay dabada ka riixeyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.<\/div>\n<div><\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-pMJZ5S0xnc\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<div>Puntlandes.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 April \u00a02020 (Puntlandes) Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir ayaa ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68059","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1439,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68061,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68059\/revisions\/68061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68060"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}