{"id":68090,"date":"2020-04-05T09:02:45","date_gmt":"2020-04-05T07:02:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68090"},"modified":"2020-04-05T11:02:56","modified_gmt":"2020-04-05T09:02:56","slug":"puntland-oo-shaacisay-natiijadii-ka-soo-baxday-baaritaan-lagu-sameeyay-shakhsiyaad-looga-shakiyay-xanuunka-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68090","title":{"rendered":"Puntland oo shaacisay Natiijadii ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay shakhsiyaad looga shakiyay xanuunka Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Puntland ayaa shaacisay Natiijadii ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay shakhsiyaad looga shakiyay xanuunka Coronavirus, kuwaasi oo lagu karantiilay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68092\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4.png\" alt=\"\" width=\"494\" height=\"306\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4.png 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4-300x186.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4-768x476.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4-292x181.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4-638x395.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 494px) 100vw, 494px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay guddiga dowladda Puntland u qaabilsan ka hortagga cudurka Coronavirus, ayaa lagu sheegay in baaritaankii lagu sameeyay shakhsiyaadkii la karantiilay, uu xaqiijiyay in dhammaantood aysan qabin COVID-19, sidaas darteedna aysan gebi ahaanba jirin kiisas la xiriira Coronavirus oo laga helay gudaha Puntland.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa sidoo kale sheegay, in ay la socdaan xaaladda bukaan kale oo isna looga shakiyay cudurka, kaas oo dhecaankii laga qaaday loo diray dibadda, si loo soo xaqiijiyo in uu xanuunka qabo, islamarkaana karantiil lagu hayo, inta ay soo baxayso Natiijada baaritaankii lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, guddiga ayaa dadweynaha Puntland ka codsaday in ay ka qeyb-qaatan Sanduuqa Taakulaynta Ka hortagga xanuunka Coronavirus, si looga gaashaanto faafidda cudurkaas.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka akhriso qoraalka oo dhan<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a4a9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68091\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a4a9.jpg\" alt=\"\" width=\"625\" height=\"885\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a4a9.jpg 763w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a4a9-212x300.jpg 212w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a4a9-723x1024.jpg 723w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a4a9-292x413.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a4a9-638x903.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 625px) 100vw, 625px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Puntland ayaa shaacisay Natiijadii ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay shakhsiyaad looga shakiyay xanuunka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68092,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68090","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1266,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68090"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68093,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68090\/revisions\/68093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68092"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}