{"id":68109,"date":"2020-04-06T13:03:10","date_gmt":"2020-04-06T11:03:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68109"},"modified":"2020-04-06T13:03:10","modified_gmt":"2020-04-06T11:03:10","slug":"daawo-video-madaxweyne-xaaf-oo-ku-dhawaaqay-inuu-u-tanaasulay-madaxweyne-qoorqoor","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68109","title":{"rendered":"Daawo video: Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay inuu u tanaasulay madaxweyne Qoorqoor"},"content":{"rendered":"<p>06 April \u00a02020 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Galmudug ay mid tahay oo aysan labo aheyn.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a6a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68101\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a6a1.jpg\" alt=\"\" width=\"408\" height=\"272\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a6a1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a6a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a6a1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a6a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a6a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11a6a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 408px) 100vw, 408px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Axmed Xaaf oo ka hadlayay munaasabad soo dhoweyn ah oo u sameeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa sheegay inuu u tanaasulay danaha Galmudug, intii uu maqnaa ay wax yar oo kululeysi aheyd.<\/p>\n<p>\u201cWax badan ma maqneyn xoogaa yar oo kululeysi ayay aheyd, saacaddaan laga bilaabo Galmudug waa mid, labo ma ahan, odayga waa tanaasulay hadana yaa la oran waa la tuuray\u201dayuu yiri Madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inuu sii joogi doono Galmudug oo aanu Muqdisho aadi doonin, kana shaqeyn doono dhismaha dekadaha iyo jidadka, isla markaana uu doonayo in lagu taakuleeyo.<\/p>\n<p>Dadaalo uu waday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ee doorashadiisa khilaafka dhalisay ayaa ugu dambeyn u muuqda mid soo afjari karta Galmudug-tii ku caan baxday khilaafaadka iyo xasilooni darada siyaasadeed, isla markaana Madaxweyne Qoorqoor uu sameeyay tallaab wanaagsan oo uu isugu keenay dhammaan dhinacyadii diidanaa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uhmvVzMwfhA\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 April \u00a02020 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta gaaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68109","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1313,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68109"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68110,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68109\/revisions\/68110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68101"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}