{"id":68257,"date":"2020-04-13T14:10:57","date_gmt":"2020-04-13T12:10:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68257"},"modified":"2020-04-13T14:10:57","modified_gmt":"2020-04-13T12:10:57","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-maxamed-cabdi-waare-oo-xaqiijiyay-inuu-is-karantiilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68257","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo xaqiijiyay inuu is karantiilay"},"content":{"rendered":"<p>13 April \u00a02020 (Puntlandes) Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maalmihii la soo dhaafay warar kala duwan ka soo baxayeen xaaladiisa ayaa xaqiijiyay inuu xaalad karantiil is geliyay, si u taxadar ugu muujiyo cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-65918\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44.png\" alt=\"\" width=\"441\" height=\"244\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44.png 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44-300x166.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44-292x162.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44-638x353.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 441px) 100vw, 441px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal kooban oo uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ayuu Madaxweyne Waare ku shaaciyay inuu is karantiilay, si uu dadka tusaale ugu noqdo, xaaladiisa ay wanaagsan tahay.<\/p>\n<p>\u201cIlaaheey uunbaan xanuunsan. Laakiin waan fiicanahay. Waxaan doortay inaan is-karantiilo todobaadyadii u dambeeyay si aan taxaddar iyo tusaale ugu noqdo dadkayga. Waan sii wadi doonaa inaan sameeyo\u201dayuu yiri Madaxweyne Waare.<\/p>\n<p>Warar maalmihii la soo dhaafay ka soo baxayay magaalada Jowhar ayaa ahaa shaki laga qabo inuu ku fiday cudurka Coronavirus, kaddib markii uu u geeriyooday Xildhibaan Khaliif Muumin oo maalmo ka hor diyaarad looga soo qaaday magaalada Jowhar, kaddib markii laga helay Coronavirus.<\/p>\n<p>Madaxweyne Waare ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa shaqsiyaad xiriir la sameeyay Wasiiru dowlihii Wasaaradda Cadaaladda Khaliif Muumin oo shalay u geeriyooday cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Cudurka Coronavirus ayaa si tartiib tartiib ugu fidayay bulshada dhexdeeda, waxaana 3 maalmood ee la soo dhaafay la xaqiijiyay in cudurkaas laga helay illaa 13 ruux oo shaqaale caafimaad ay ku jiraan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 April \u00a02020 (Puntlandes) Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maalmihii la soo dhaafay warar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65918,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68257","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1024,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68257","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68257"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68257\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68258,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68257\/revisions\/68258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65918"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}