{"id":68309,"date":"2020-04-16T12:47:54","date_gmt":"2020-04-16T10:47:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68309"},"modified":"2020-04-16T12:48:04","modified_gmt":"2020-04-16T10:48:04","slug":"khayre-oo-digniin-u-diray-ganacsatada-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68309","title":{"rendered":"Khayre oo digniin u diray Ganacsatada Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>16 April \u00a02020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa uga digay Ganacsatada Gobolka Banaadir inay sare u qaadaan qiimaha maciishada, kaddib markii uu shalay dhaqan galay canshuur dhaafkii dowladda u sameysay raashinka qutul daruuriga ee ka soo dega Dekeda Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-67712\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a.png\" alt=\"\" width=\"305\" height=\"210\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a.png 979w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-300x206.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-768x528.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-292x201.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-638x439.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 305px) 100vw, 305px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Khayre ayaa xalay kulan qadka Muuqaalka ee Online la qaatay Ganacsatada Gobolka Banaadir, waxaana kulankaas diiradda lagu saaray sidii aanay Ganacsatada maciishada qaali uga dhigin.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Ganacsatada ayaa soo dhoweeyay tallaabada dowladda ay canshuur dhaafka ugu sameysay, waxaana ay balan-qaaday in aanay wax qiimo kordhin ku sameyn doonin maciishada.<\/p>\n<p>Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa isa soo tarayay cabsi laga qabay sare u kac ku yimaada qiimaha maciishada, kaddib markii Cudurka Coronavirus uu caalamka saameeyay, hakadna geliyay dhaq dhaqaaqa ganacsiga<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 April \u00a02020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa uga digay Ganacsatada Gobolka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67712,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68309","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1110,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68309"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68310,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68309\/revisions\/68310"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67712"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}