{"id":68313,"date":"2020-04-18T10:21:03","date_gmt":"2020-04-18T08:21:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68313"},"modified":"2020-04-18T10:21:03","modified_gmt":"2020-04-18T08:21:03","slug":"xildhibaan-ka-tirsan-baarlamaanka-federaalka-oo-saaka-ku-geeriyooday-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68313","title":{"rendered":"Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo saaka ku geeriyooday Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>18 April \u00a02020 (Puntlandes) Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Aadan Xasan Cali oo loo yaqaanay Aadan Moobleen oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka, kaasoo muddooyinkii u dambeeyay ku xanuunayay Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68314\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d2.jpg\" alt=\"\" width=\"352\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d2-150x150.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d2-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d2-292x291.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d2-55x55.jpg 55w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d2-638x635.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 352px) 100vw, 352px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa muddooyinkii u dambeeyay lala tacaalayay xaaladiisa caafimaad, isagoo ku jiray maalmo Isbitaalka Yardimeeli ku jiray, waxaana uu galay xaalad Koomo.<\/p>\n<p>Xildhibaan Aadan ayaa la xanuunsanayay cudurka macaanka, sidoo kale waxaa uu ka xanuunsanahayay dhanka kelyaha, waxaana maalmo ka hor Isbitaalka Yardimeli la gaarsiiyay mashiinka lagu dhaqo kelyaha oo xubno ka tirsan Baarlamaanka ka soo qaadeen Isbitaalka Digfeer.<\/p>\n<p>Waxaa uu ahaa Xoghayaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka, waxaa uu ahaa Xildhibaan laga soo doortay dowlad goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 April \u00a02020 (Puntlandes) Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Aadan Xasan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68314,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1283,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68313","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68313"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68315,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68313\/revisions\/68315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68314"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}