{"id":68316,"date":"2020-04-18T10:39:29","date_gmt":"2020-04-18T08:39:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68316"},"modified":"2020-04-18T10:39:29","modified_gmt":"2020-04-18T08:39:29","slug":"dfs-oo-si-adag-u-beenisay-war-ka-dhan-ah-nisa-oo-lagu-daabacay-wargeysyo-laga-leeyahay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68316","title":{"rendered":"DFS oo si adag u beenisay war ka dhan ah NISA oo lagu daabacay Wargeysyo laga leeyahay Kenya"},"content":{"rendered":"<p>18 April \u00a02020 (Puntlandes) Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u beenisay warar lagu daabacay wargeysyo laga leeyahay Kenya oo eedeymo loogu soo jeediyay Hey\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka.<\/p>\n<p>Wargeysyada kala ah The Star iyo Standard Media ayaa waxay ku sheegeen in NISA xiriir la leedahay Al-Shabaab, isla markaana dhaqaale ku taageertay, waxaana ay soo qaadatay warqad been abuur ahaa oo ahaa risiit xawaaladeed oo sheegaya in Sarkaal ka tirsan NISA uu Al-Shabaab u diray lacag gaareysa 1.5 milyan oo dollar.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu yiri \u201cDowladda federaalka Soomaaliya waxay aad uga walaacsan tahay faafinta warar beenta iyo marin-habaabinta ah ee ku saabsan hey\u2019adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo ay daabaceen wargeysyada (The Star Kenya iyo Standard Media Kenya).<\/p>\n<p>\u201cDowladda Federaalka waxay si xooggan u naqdineysaa weerarada aadka u xun iyo olalaha gefka ah ee lagu beegsanayo dowladda iyo hey\u2019adaheeda, NISA waxaa ka go\u2019an dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxayna dambi u aragtaa warka ceebeynta ah ee wareegaya baraha bulshada, iyada oo la isku dayayo in la sumcad dilo hey\u2019adda\u201dayaa lagu yiri War saxaafadeedka oo ku qornaa afka Ingiriiska.<\/p>\n<p>Sidoo kale dowladda Federaalka ayaa ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo wareejinta iyo daabacada wararkan been abuur ah ee ka dhanka ah NISA.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa shacabka iyo Hey\u2019addaha warbaahinta loogu baaqay inay muujiyaan go\u2019aan qaadasho wanaagsan ka hor inta aysan sii faafin ama dib u daabicin wararka marin habaabinta ee aan la xaqiijin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68317\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d3.jpg\" alt=\"\" width=\"675\" height=\"955\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d3.jpg 724w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d3-212x300.jpg 212w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d3-292x413.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8d3-638x902.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 675px) 100vw, 675px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 April \u00a02020 (Puntlandes) Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u beenisay warar lagu daabacay wargeysyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68316","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1297,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68316","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68318,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68316\/revisions\/68318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61403"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}