{"id":68364,"date":"2020-04-21T12:22:18","date_gmt":"2020-04-21T10:22:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68364"},"modified":"2020-04-21T12:22:18","modified_gmt":"2020-04-21T10:22:18","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-shaqo-joojin-ku-sameeyay-masuuliyiin-amar-jebiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68364","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaqo joojin ku sameeyay Mas\u2019uuliyiin amar jebiyay"},"content":{"rendered":"<p>21 April \u00a02020 (Puntlandes)\u00a0 Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqo joojin ku sameeyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Dastuurka iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaddib markii ay jebiyeen amar ku saabsan ka hortagga faafitaan Coronavirus.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8g7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68366\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8g7.jpg\" alt=\"\" width=\"362\" height=\"216\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8g7.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8g7-300x179.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8g7-292x174.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8g7-638x380.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 362px) 100vw, 362px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare oo lagu ogeysiinayay Madaxweyne kuxigeenka, Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Cadaaladda ayaa lagu sheegay sheegay in shaqada laga joojiyay Wasiiru dowlihii Wasaaradda Dastuurka Hirshabeelle Saadaq Mukhtaar Cabdulle iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sh\/Dhexe Cali Cabdulle Nuur,kuwaas oo lagu eedeeyey inay jebiyeen amarkii lagu joojiyey isku imaatinka dadka, isla markaana si Sharci darro ah ay ku fureen Goob ay dad badan isugu yimaadeen.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintan shaqada laga joojiyay ayaa qaban qaabiyay kulan lagu soo dhoweynayay nabadoon dhowaan lagu caleema saaray Jowhar, waxaana ay magaalada Jowhar ku qabteen munaasabadda, iyadoo uu jiray amar Maamulka Hirshabeelle soo saaray oo ahaa in aan la qaban karin kulamada iyo isu imaatinka sababo la xiriira Coronavirus.<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso wareegtada<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8g6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-68365\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8g6.jpg\" alt=\"\" width=\"498\" height=\"685\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8g6.jpg 498w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8g6-218x300.jpg 218w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8g6-292x402.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 498px) 100vw, 498px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 April \u00a02020 (Puntlandes)\u00a0 Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqo joojin ku sameeyay Wasiiru&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68366,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68364","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1135,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68364","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68364"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68364\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68367,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68364\/revisions\/68367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68366"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68364"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68364"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68364"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}