{"id":68371,"date":"2020-04-21T19:50:45","date_gmt":"2020-04-21T17:50:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68371"},"modified":"2020-04-21T19:50:45","modified_gmt":"2020-04-21T17:50:45","slug":"guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-wareegto-ka-soo-baxday-madaxweynaha-hirshabelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68371","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo sharci darro ku tilmaamay wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Hirshabelle"},"content":{"rendered":"<p>21 April \u00a02020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ugaga soo horjeestey go\u2019aan ka soo baxay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo uu shaqadii uga joojiyay\u00a0 guddoomiyaha Maxkamada racfaanka Gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68374\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h2.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"326\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h2-300x177.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h2-292x172.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h2-638x377.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraalka uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre ayaa waxaa ka muuqday khilaaf maalmihii la soo dhaafay la sheegayay inuu ka dhex jiro guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Hirshabelle.<\/p>\n<p>\u201cMa jiro xilka qaadis madaxda Maamulka Hirshabelle sameyn karto laga bilaabo maanta oo ah 21ka bisha April 2020.maadaama lagu gudo jiro xilli kala guur ah.\u201dayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle oo ka koobnaa shan qodob.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare oo lagu ogeysiinayay Madaxweyne kuxigeenka, Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Cadaaladda ayaa lagu sheegay sheegay in shaqada laga joojiyay Wasiiru dowlihii Wasaaradda Dastuurka Hirshabeelle Saadaq Mukhtaar Cabdulle iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sh\/Dhexe Cali Cabdulle Nuur,kuwaas oo lagu eedeeyey inay jebiyeen amarkii lagu joojiyey isku imaatinka dadka, isla markaana si Sharci darro ah ay ku fureen Goob ay dad badan isugu yimaadeen.<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso qoraalka uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68372\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h.jpeg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"884\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h.jpeg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h-232x300.jpeg 232w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h-292x378.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h-638x826.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68373\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h1.jpeg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"882\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h1.jpeg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h1-232x300.jpeg 232w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h1-292x378.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h1-638x826.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 April \u00a02020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa qoraal uu soo saaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68374,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1300,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68371"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68375,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68371\/revisions\/68375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68374"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}