{"id":68381,"date":"2020-04-22T19:39:52","date_gmt":"2020-04-22T17:39:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68381"},"modified":"2020-04-22T19:40:23","modified_gmt":"2020-04-22T17:40:23","slug":"puntland-oo-sheegtay-in-aysan-marna-xayirin-badeecadaha-u-socoda-gobolada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68381","title":{"rendered":"Puntland oo caddaysay inaysan xayirin Badeecadaha u socoda Gobolada"},"content":{"rendered":"<p>22 April \u00a02020 (Puntlandes) Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa sheegtay inaysan marna xayirin badeecadaha ka soo dega Dekeda Bosaso ee u socda goboladda Kale ee Dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-68382\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h4.jpg\" alt=\"\" width=\"530\" height=\"298\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h4.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h4-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h4-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h4-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h4-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h4-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/8h4-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 530px) 100vw, 530px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntland waxay sheegtay in iyadoo eegaysaa duruufaha ka dhashay cudurka Covid-19 awgeed ay dhaaftay cashuurihii laga qaadi jiray cuntooyin quutul daruuriga ah<\/p>\n<p>Afhayeenka xukuumadda Puntland Jaamac Deperani ayaa yiri \u201cPuntland marna ma xayirin, mana\u00a0xayiri doonto badeecada dadka Soomaaliyeed kala soo degaan dekadda Boosaaso. Tusaale ahaan Puntland ma xayirin wax canshuur dheeri ahna kuma soo rogin badeecada u socota gobolka kale\u201d<\/p>\n<p>Deperani\u00a0 ayaa kusii daray \u201cPuntland waxay cashuurta ka dhaaftay badeecaddaha quutul-daruuriga ah ee kasoo dega Boosaaso, iyadoon loo eegayn meesha ay u socoto ama Boosaaso ha u socoto ama Beledweyne\u201d<\/p>\n<p>Afhayeenku wuxuu sheegay in dawladda Puntland aysan marna ka suurtoobin in ay duruufaha adag ee dalka ka jira u isticmaasho aalad cadaadis kuna dhibaatayso ummadda Soomaaliyeed ee la daalaa -dhacaya cudurrada, colaadda, abaaraha iyo fatahaadaha.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sii raacshay \u201cDawladda Puntland ee Soomaaliyeed iyada oo illaalinaysa xuquuqda macaamiisha ayay qaadatay tallaabooyin ay ka mid yihiin in aan la kaydin karin cunnooyinka asaasiga ah, la kordhin karin sicirkooda , isla markaana cunnadii lagu quudan jiray gudaha Puntland aan loo rari karin degaanno kale si looga sameeyo macaash dheeri ah, iyada oo si xun loo isticmaalayo duruufaha caafimaad ee taagan iyo baahida bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogto\u201d<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa Madaxweynaha Puntland ku eedeeyay inay xayiraad ku soo rogay badeecadihii quutul daruuriga ah ee ka soo degayay dekeda Bosaso ee la keeni jiray gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 April \u00a02020 (Puntlandes) Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa sheegtay inaysan marna xayirin badeecadaha ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68382,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68381","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1405,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68381"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68384,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68381\/revisions\/68384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68382"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}