{"id":68412,"date":"2020-04-23T21:59:57","date_gmt":"2020-04-23T19:59:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68412"},"modified":"2020-04-23T21:59:57","modified_gmt":"2020-04-23T19:59:57","slug":"daawo-khayre-qalab-caafimaad-oon-dibada-kadalbanay-ayaa-dhawaan-dalka-soogaaraya-waxana-loo-qaybinayaa-d-gobaleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68412","title":{"rendered":"Daawo Khayre &#8220;Qalab Caafimaad oon dibada kadalbanay ayaa dhawaan dalka soogaaraya, waxana loo qaybinayaa D Gobaleedyada&#8221;"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Muqdisho, Khamiis, April 23, 2020\u2014\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre\u00a0oo ka hadlay dadaallada lagu xakameynayo cudurka COVID-19 ee dalkeenna ku faafaya, ayaa caddeeyay in madaxda dowladda, dowlad gobaleedyada, Culimada, dhakhatiirta, haweenka, dhallinyarada, hoggaanka bulshada rayidka ah, ganacsatada iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ay wadajir ay uga wada shaqeynayaan sidii ummad ahaan looga guuleysan lahaa Cudurkan.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-67712\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a.png\" alt=\"\" width=\"447\" height=\"307\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a.png 979w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-300x206.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-768x528.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-292x201.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-638x439.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 447px) 100vw, 447px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">\u201cDhammaan Hay\u2019addaha Caalamka oo aan la xariirnay waxaan ku war gelinay in hawl kasta oo kale dhinac la dhigo, awooddana, laysugu wada geeyo la tacaalidda masiibadan, waana ku boggaadinayaa inay dhammaantood nala qaateen\u201d, ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xasan.<\/p>\n<p align=\"left\">Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xaqiijiyay in qalab caafimaad oo Dowladdu dibdda ka dalbatay uu dhawaan dalka soo gaari doono, loona qaybinayo dowlad gobaleedyada oo dhan.<\/p>\n<p align=\"left\">Dowladda ayaa Cisbitaalka Martini oo ah Cisbitaalkii ugu horeeyey ee bukaannda COVID-19 lagu daweeyo waxay ku diyaarisay qalabkii loo baahnaa in lagu daaweeyo bukaamada uu xanuunkani haleelay, ayaa gebogebo marsiinaysa diyaarinta cisbitaalkii labaad oo loo qorsheeyay in lagula tacaalo bukaannada COVID-19 lagu daweeyo waxayna qorsheyneysaa hirgelinta Isbitaalo kale oo dheeraad ah.<\/p>\n<p align=\"left\">Dowladda ayaa sidoo kale howl gelisay Xarunta Ambalaasyada oo si joogta ah u shaqeysa. Waxaa sidoo kale la diyaariyay dadkii iyo qaabkii loo aasi lahaa dadka u geeriyooda COVID-19.<\/p>\n<p align=\"left\">Xarunta xariirka COVID-19 oo halbowle u ah helista xogta faraysa bahda caafimaadka samata bixinta bukaannada xaaladdodu daran tahay, talana u siiyaan kuwa talada u baahan, ayaa celcelis ahaan maalintii waxaa soo waca 5,000 muwaadin oo u baahan adeeg iyo talo caafimaad.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha oo ganacsatada mar kale kula dardaarmay inaan sare loo qaadin beeca cunndada ayaa caddeeyay in dowladda guddi u saartay dabagalka iyo la socoshada qiimaha maciishadda, si loo xaqiijiyo in canshuur dhaafka iyo canshuur dhimista ay dowladdu sameysay looga faa\u2019iiday shacabka Soomaliyeed.<\/p>\n<p align=\"left\">Mudane Xasan Cali Khayre oo ugu dambeyn ku baaqay in wadajir loo qaato talooyinka caafimaad, lana caawiyo dadka nugul ayaa Allah ka baryay in fadliga cibaadada bisha barakeysan ee Ramadaan inuu dadkeenna caafimaad siiyo, kana badbaadiyo cudrkaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aY_S2_7M6Go\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Khamiis, April 23, 2020\u2014\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre\u00a0oo ka hadlay dadaallada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67712,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68412","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1323,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68412"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68413,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68412\/revisions\/68413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67712"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}