{"id":68452,"date":"2020-04-25T12:36:25","date_gmt":"2020-04-25T10:36:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68452"},"modified":"2020-04-25T12:36:25","modified_gmt":"2020-04-25T10:36:25","slug":"daawo-video-muqdisho-gudoomiyaha-gobalka-banaadir-oo-la-hadlay-shacab-careysan-oo-isugu-soo-baxay-taalada-daljirka-dahsoon","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68452","title":{"rendered":"Daawo Video: Muqdisho Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo la hadlay shacab careysan oo isugu soo baxay taalada Daljirka Dahsoon"},"content":{"rendered":"<p>25 April \u00a02020 (Puntlandes) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta banaanbax ka dhacay fagaaraha Daljirka Dahsoon oo ay isku yimaadeen dad ka caraysan dil uu 2-qof oo shacab ah uu u gastay Askari ka tirsan ciidanka Boliiska Soomaaliyed gaar ahaan saldhiga degmada Boondhere.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-68453\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a8.jpg\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a8.jpg 630w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cWaxaan marka hore idin kaga tacsiyeenaya dhibkii\u00a0dhacay oo ahaa mid aad u foolxun islamarkaana qalbigeyga xanuujisay waana sababta keentay inaan hortiina imaado, sidoo kale madaxda dowlada wey xanuujisay waxeyna diyaar u yihiin in sida ugu dhaqsiyaha badan sharciga loo horkeeno gacan ku dhiiglihii falkaas arxandara ah geestay\u201d.<\/p>\n<p>Dhankale Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa taliska qeybta guud gobolka Banaadir ee ciidanka boliiska Soomaaliyeed kula kulmay qoysaskii marxuumiinta wax uuna u sheegay in sharciga si deg deg ah loo horkeeni doono gacan ku dhiigle Xasan Aadan Xasan oo ah askarigii dilka geestay, sidoo kale duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay dolwada ay garab taagan tahay qoysaska marxuumiinta gardara lagu dilay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/jLi0ktTDNl4\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 April \u00a02020 (Puntlandes) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68453,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68452","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1392,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68452"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68454,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68452\/revisions\/68454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68453"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}