{"id":68463,"date":"2020-04-26T18:03:43","date_gmt":"2020-04-26T16:03:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68463"},"modified":"2020-04-26T18:05:13","modified_gmt":"2020-04-26T16:05:13","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-guddoomiye-k-xigeennada-maaliyadda-hawlaha-guud-ee-g-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68463","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiye K\/Xigeennada Maaliyadda &#038; Hawlaha Guud ee G\/Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, 26ka Abriil, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabay Mudane Axmed Xasan Iimaan inuu noqdo Guddoomiye K\/Xigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir, halka Cumar Cali Cabdi loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiye K\/Xigeenka Gobolka Banaadir ee Hawlaha Guu<span class=\"text_exposed_show\">d.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-68440\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1.jpg\" alt=\"\" width=\"280\" height=\"193\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-300x207.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-768x529.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-1024x705.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-292x201.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-638x440.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 280px) 100vw, 280px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>&#8220;Madaxweynaha ayaa markii uu arkay in ay jirto baahi loo qabo in loo magacaabo Gobolka Banaadir K\/xigeennada Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda iyo Hawlaha Guud. Markii uu tixgeliyay khibradda shaqo ee ay mudanayaashan xilkan loo magacaabayo u leeyihiin howlaha loo magacaabay waxa uu soo saaray xeerkan.&#8221;<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa u rajeeyay labada Guddoomiye K\/Xigeen inuu Eebbe u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday, isaga oo kula dardaarmay inay si hufan u gutaan hawlaha baaxadda leh ee horyaalla,<\/p>\n<p>Waxaa la baabi&#8217;iyay xeer kasta oo kan ka horreeyay oo ka hor imaanaya magacaabistan cusub, wuxuuna dhaqangalayaa maanta oo ah Axad, taariikhduna ay ku beegantahay 26ka Abriil, 2020.<\/p>\n<p>Dhammaad<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 26ka Abriil, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68440,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68463","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1208,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68463","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68463"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68463\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68464,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68463\/revisions\/68464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68440"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}