{"id":68528,"date":"2020-04-28T23:12:09","date_gmt":"2020-04-28T21:12:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68528"},"modified":"2020-04-28T23:12:09","modified_gmt":"2020-04-28T21:12:09","slug":"dowladda-puntland-oo-uga-tacsiyaysay-dowladda-iyo-shacabka-jabuuti-geerida-aun-wasiirka-maalgashiga-ee-madaxtooyada-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68528","title":{"rendered":"Dowladda Puntland oo uga tacsiyaysay Dowladda iyo shacabka Jabuuti geerida AUN Wasiirka Maalgashiga ee Madaxtooyada Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay uga tacsiyaynaysaa Dowladda iyo shacabka Jabuuti geerida Alle ha u naxariistee Wasiirka Maalgashiga ee Madaxtooyada Jabuuti Cali Geelle Abubakar oo maanta ku geeriyooday dalkaasi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68092\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4.png\" alt=\"\" width=\"528\" height=\"327\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4.png 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4-300x186.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4-768x476.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4-292x181.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/10f4-638x395.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 528px) 100vw, 528px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland-ba waxa uu tacsi u dirayaa, eheladii asxaabtii, qaraabadii iyo Shacabka aan walaalaha nahay ee Dowladda Jabuuti, gaar aan\u00a0<span class=\"text_exposed_show\">Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xukumadda dalkaasi ee uu ka baxay Marxuum Cali Geelle Abubakar, wuxuuna Eebbe uga baryey inuu Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, uuna deris uga dhigo Rasuulkeenna Maxamed SCW, samir iyo imaanna ka siiyo eheladii, asxaabtii iyo qaraabadii marxuumka.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay uga tacsiyaynaysaa Dowladda iyo shacabka Jabuuti geerida Alle ha u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68092,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68528","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1330,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68528"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68529,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68528\/revisions\/68529"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68092"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}