{"id":68679,"date":"2020-05-04T18:54:45","date_gmt":"2020-05-04T16:54:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68679"},"modified":"2020-05-04T18:54:45","modified_gmt":"2020-05-04T16:54:45","slug":"daawo-muuqaalo-madaxweynaha-galmudug-oo-magacaabay-guddiga-gurmadka-iyo-maareynta-waxyeelada-daadadka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68679","title":{"rendered":"Daawo muuqaalo: Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddiga Gurmadka iyo Maareynta waxyeelada Daadadka"},"content":{"rendered":"<p>04 May 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug\u00a0Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa\u00a0 magacaabay Giddiga Gurmadka iyo kahortagga Daadadka<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11b3a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68194\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11b3a8.jpg\" alt=\"\" width=\"524\" height=\"349\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11b3a8.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11b3a8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11b3a8-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11b3a8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11b3a8-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11b3a8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Guddiga Gurmadka iyo Kahortagga Waxyeelada Daadadka ee uu madaxweynuhu magacaabay ayaa kala ah:<br \/>\n1. Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka.<br \/>\n2. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.<br \/>\n3. Wasaaradda Maaliyadda<br \/>\n4. Wasaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta<br \/>\n5. Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib-udhiska.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa waxaa la faray in si deg deg ah uga hawl galaan sidii gurmad iyo gargaar lagu gaarsiin lahaa dadka ku dhibaateysan deegaanka Bacadweyne oo hoy iyo hantiba ku belay roobabkii xooganaa ee halkaa ku fatahay, sidoo kale ay u diyaar garoobaan sidii ka hortag loogu sameyn lahaa in ay soo laabato xaaladdaas oo kale.<\/p>\n<p>Ugu dambayn madaxweynuhe Qoorqoor ayaa wuxuu ugu baaqayaa Dowladda Federaalka, hay\u2019adaha gargaarka iyo cidkasta oo ka qeyb qaadan karaysa sidii loogu gurman lahaa dadka reer Bacadweyne in ay lasoo gaaraan gurmad iyo gargaar deg deg ah.<\/p>\n<\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/FyZcO-H4fqc\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 May 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug\u00a0Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa\u00a0 magacaabay Giddiga Gurmadka iyo kahortagga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68194,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1262,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68679","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68680,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68679\/revisions\/68680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68194"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}