{"id":68698,"date":"2020-05-06T19:23:27","date_gmt":"2020-05-06T17:23:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68698"},"modified":"2020-05-06T19:23:27","modified_gmt":"2020-05-06T17:23:27","slug":"madaxweyne-deni-oo-ka-tacsiyaynayaa-geerida-aun-guurti-axmed-calisalaad-aaden-garaad-cawl-oo-ku-geeriyoodey-magaalada-ceelbuh-ee-gobolka-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68698","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo ka tacsiyaynayaa geerida AUN guurti Axmed Calisalaad Aaden Garaad Cawl oo ku geeriyoodey magaalada Ceelbuh ee Gobolka Sanaag."},"content":{"rendered":"<p>Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida Alle ha u naxariistee guurti Axmed Calisalaad Aaden Garaad Cawl oo ku geeriyoodey magaalada Ceelbuh ee Gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Axmed Calisalaad Alle ha u naxariistee oo aad looga yaqaanay Gobolka Sanaag, waxa uu ka mid ahaa guurtida gobolka Sanaag, isagoo ku suntanaa ka sha<span class=\"text_exposed_show\">qeynta nabadeynta iyo horumarinta bulshada gobolka.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Madaxweyne Deni waxaa uu mar kale u tacsiyaynayaa shacabka Puntland, gaar ahaan bulshada Gobolka Sanaag, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoysaskii uu ka geeriyoodey guurti Axmed Calisalaad Aaden Garaad Cawl, wuxuuna Alle uga baryey inuu dembigiisa dhaafo, su&#8217;aasha qabriga u sakhiro, Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>=DHAMMAAD=<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68245,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68698","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1009,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68698"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68699,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68698\/revisions\/68699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68245"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}