{"id":68717,"date":"2020-05-07T18:54:55","date_gmt":"2020-05-07T16:54:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68717"},"modified":"2020-05-07T18:54:55","modified_gmt":"2020-05-07T16:54:55","slug":"wasiirkii-hubka-dhigista-dhaqancelinta-maleeshiyaadka-hirshabelle-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68717","title":{"rendered":"Wasiirkii Hubka Dhigista &#038; Dhaqancelinta maleeshiyaadka Hirshabelle oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>07 May 2020 (Puntlandes) Wasiirkii Hub ka dhigista iyo dhaqan Celinta Maleeshiyaadka Hirshabelle Axmed Cumar Gaabow (Sheekh Libbi)\u00a0 ayaa ku geeriyooday maanta magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5a9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68718\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5a9a.jpg\" alt=\"\" width=\"240\" height=\"241\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5a9a.jpg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5a9a-150x150.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5a9a-300x300.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5a9a-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5a9a-292x293.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5a9a-55x55.jpg 55w\" sizes=\"auto, (max-width: 240px) 100vw, 240px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray maamulka golayaasha iyo qoyskii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqan Celinta Maleeshiyaadka Marxuum Axmed Cumar Gaabow.<\/p>\n<p>Waare oo ku hadlayay Afka Golayaasha Dowladda, iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Waare ayaa yiri \u201cInnaa Lillaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun Aad baan ugu naxay marka aan maqlay geerida Wasiir Xildhibaan Sh Libbi waxa uu ahaa shaqsi karti iyo Wadaniyd ku sifoobay wax badan ka soo maray dhismaha Dowladda Hirshabelle&#8221;<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa sidoo kale ahaa mudane ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle wuxuuna saakay ku geeriyooday Magaalada Jowhar oo uu maalmihii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 May 2020 (Puntlandes) Wasiirkii Hub ka dhigista iyo dhaqan Celinta Maleeshiyaadka Hirshabelle Axmed Cumar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68718,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1174,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68717"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68719,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68717\/revisions\/68719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68718"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}