{"id":68791,"date":"2020-05-12T18:32:09","date_gmt":"2020-05-12T16:32:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68791"},"modified":"2020-05-12T18:32:09","modified_gmt":"2020-05-12T16:32:09","slug":"daawo-madaxweyne-kuxigeenka-jubaland-oo-sheegay-inay-goaano-adag-kaqaadan-doontaan-farogelinta-dfs-ee-gedo-kana-hadlay-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68791","title":{"rendered":"Daawo Madaxweyne kuxigeenka Jubaland oo sheegay inay go\u2019aano adag kaqaadan doontaan farogelinta DFS ee Gedo, kana hadlay Covid-19"},"content":{"rendered":"<p>12 May 2020 (Puntlandes) Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo Saxaafada kula hadlay xalay Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in Dowlada Federaalka ah ay hortaagan tahay diyaarad sida gurmad noocyo kala duwan ah oo loogu tala galay ka hortaga Xanuunka\u00a0<span class=\"_5afx\"><span class=\"_58cm\">Covid-19<\/span><\/span>\u00a0iyo fatahaadaha ka jira Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay Madaxweyne ku xigeenku in Dowlada Jubbaland ay go\u2019aano adag ka qaadan doonto khalkhalka Siyaasadeed ee ay Dowlada Federaalka ah ka wado Gobolka Gedo taas oo ay ku burburisay dhamaan Hay&#8217;adahii sharciga ahaa ee halkaas ka jiray isla markana maamulo maqaar saar ah oo aan sharci ahayn ay ka abuurtay Gobolka kuwaas oo dhibaato ku haya Bulshada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/b347pLk-OsM\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 May 2020 (Puntlandes) Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo Saxaafada kula hadlay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66851,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68791","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1020,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68792,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68791\/revisions\/68792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66851"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}