{"id":68800,"date":"2020-05-13T12:58:45","date_gmt":"2020-05-13T10:58:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68800"},"modified":"2020-05-13T12:58:45","modified_gmt":"2020-05-13T10:58:45","slug":"dfs-oo-ku-dhawaaqday-xilliga-la-bilaabayo-bixinta-shatiga-balookyada-saliidda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68800","title":{"rendered":"DFS oo ku dhawaaqday xilliga la bilaabayo bixinta shatiga balookyada saliidda"},"content":{"rendered":"<p>13 May 2020 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday xilliga la bilaabayo bixinta shatiga baloogyada Saliidda laga baarayo Soomaaliya, kaddib war saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5bc6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68801\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5bc6.jpg\" alt=\"\" width=\"562\" height=\"316\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5bc6.jpg 624w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5bc6-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5bc6-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5bc6-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 562px) 100vw, 562px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Batroolka iyo Macdanta C\/rashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in 4-ta bisha Agosto la bilaabayo tartanka Shirkadaha u hanqaltaagaya fursadaas, isla markaana la soo gabagabeyn doono bisha Maarso ee sanadka 2021.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka ayaa xusay in tartankaas lagu soo bandhigi doono illaa todobo balook oo ay horay dowladda Soomaaliya u baartay sanadihii 2014 illaa 2015.<\/p>\n<p>Todobada baloog ee la bixin doono bisha Agosto ee socota ayaa waxay ku yaallaan afarta maamul goboleed sida Galmudug, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Jubbaland, waxaana ala yihiin:<\/p>\n<p>Galmudug 152 and 153<br \/>\nHirShabelle 164 and 165<br \/>\nKoofur Galbeed 177 iyo 178<br \/>\nJubaland 204<\/p>\n<p>Maamul Goboleedyada ayaa horay uga soo horjeestay sharcigan, iyagoo ku tilmaamay mid aan lagu heshiin oo ay ka muuqato daldaloolo, inkastoo Shirkii ka dhacay sanadkii 2018 ee dhex maray dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada lagu heshiiyay qaabka loo qeybsanayo kheyraadka dalka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_5_d5b td_block_template_1 \">Puntlandes.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 May 2020 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday xilliga la bilaabayo bixinta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1383,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68802,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68800\/revisions\/68802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68801"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}