{"id":68966,"date":"2020-05-16T15:51:53","date_gmt":"2020-05-16T13:51:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68966"},"modified":"2020-05-16T15:51:53","modified_gmt":"2020-05-16T13:51:53","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada-qalabka-sida-iyo-danbiyada-culus-ee-dowladda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=68966","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Iyo Danbiyada Culus Ee Dowladda Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe : 16 , May 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 44 , 16ka May 2020, kuna saabsan Dib-u-dhisidda Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<figure id=\"attachment_68967\" aria-describedby=\"caption-attachment-68967\" style=\"width: 526px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5i2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-68967\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5i2.jpg\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5i2.jpg 1004w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5i2-300x229.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5i2-768x587.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5i2-292x223.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5i2-638x488.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-68967\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad, faqraddiisa 19aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Qodobka 87aad ee Dastuurka Dawladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey: Aqoontooda iyo Khibradooda Shaqo.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa G\/sare. Maxamuud Cabdi Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus<\/p>\n<p>2. Waxaa G\/sare. Cawil Jaamac Nuur loo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus<\/p>\n<p>3. Waxaa G\/sare. Maxamed Cabdi Bootaan Garsoore Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus.<\/p>\n<p>4. Waxaa G\/le. Keenadiid Cabdicasiis Axmed loo magacaabay Garsoore Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus.<\/p>\n<p>5. Waxaa G\/sare. Cali Faarax Caydiid loo magacaabay Garsoore Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus.<\/p>\n<p>6. Waxaa G\/sare. Cabdi Cali Jaamac loo magacaabay Garsoore Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus.<\/p>\n<p>7. Waxaa G\/sare. Maxamuud Faarax Maxamed loo magacaabay Xeer Ilaaliye Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus.<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>=DHAMMAAD=<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe : 16 , May 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68967,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-68966","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1302,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68966","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=68966"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68968,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/68966\/revisions\/68968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68967"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=68966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=68966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=68966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}