{"id":69101,"date":"2020-05-19T21:08:20","date_gmt":"2020-05-19T19:08:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69101"},"modified":"2020-05-19T21:08:20","modified_gmt":"2020-05-19T19:08:20","slug":"maxkamada-caddaalada-caalamiga-oo-markale-dib-u-dhigtey-dacwada-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69101","title":{"rendered":"Maxkamada Caddaalada Caalamiga oo markale dib u dhigtey dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p>19 May 2020 (Puntlandes) Maxkamada Caddaalada Caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhowaaqday in markale ay dib u dhigtay dhagaysiga dacwadda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-69102\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s10.jpg\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s10.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s10-300x167.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s10-768x427.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s10-292x162.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s10-638x355.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 658px) 100vw, 658px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay xarunta maxkamada ee magaalada Hague ayaa lagu shaaciyay sababta dib loogu dhigey dhagaysiga dacwaddan oo hore dhowr jeer dib loogu dhigey.<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa sidoo kale waxa ay u dirtey qoraalo dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyadoo ku macneysay sababaha dib loogu dhigey inay tahay cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu yiri \u201cDhagaysiga dacwada waxaa dib loogu dhigey sababo la xiriira cudurka Coronavirus waxaana maxkamada ay dhagaysan doontaa 15-ka bisha March 2021ka.\u201d<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa hore dhowr jeer dib u dhigtey dacwadan codsiyo ka yimid dowlada Kenya awgeed,\u00a0 waxaana toddobaadkii hore dowlada Kenya ka codsatay in dib loo dhigo dacwadan.<\/p>\n<p><strong>Dawladda Federaalka ayaa sheegtay in aysan raali ka ahayn in markale dib loo dhigo dacwada balse waxaa iminka cadaatay in ay dawladdu raali ka ahayd codsiga Kenya sidii dhacday mararkii hore maxaa yeelay maxkamadu\u00a0go\u2019aan kuma qaatato mana tixgeliso codsi hal dhinac ah.<\/strong><\/p>\n<p>Hoos ka akhriso waqtiyadii ogolaanshaha dawladda Federaalka dib loo dhigay dacwada<\/p>\n<p>9da bisha September 2019<\/p>\n<p>6dii bisha September 2019 labo bilood ayaa dib loo dhigay<\/p>\n<p>17 ka bisha Oktober\u00a0 2019 sideed bilood ayaa dib loo dhigay<\/p>\n<p>8da bisha June ee sanadka 2020 ayaa loo balansanaa<\/p>\n<p><strong>15ka bisha March 2021ka mudada cusub<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h3><strong>Jadwalka cusub ee dacwadda<\/strong><\/h3>\n<p>Dhageysiga dacwada ayaa billaabanayaa bisha March, 2021-ka, waxaana la wadi doonaa ilaa 4 maalmood.<\/p>\n<p>Isniin, 15 March, (10:00 am \u2013 01:00 pm): Furitaanka doodda afka ah ee dhinaca Soomaaliya, wareeggeeda koowaad.<\/p>\n<p>03:00 pm \u2013 04:30 pm: Sii waditaanka doodda afka ah ee dhinaca Soomaaliya, wareeggeeda koowaad.<\/p>\n<p>Arbaco, 17 March, ((10:00 am \u2013 01:00 pm): Furitaanka doodda afka ah ee dhinaca Kenya, wareeggeeda koowaad.<\/p>\n<p>03:00 pm \u2013 04:30 pm: Sii waditaanka doodda afka ah ee dhinaca Kenya, wareeggeeda koowaad.<\/p>\n<p>Khamiis, 18 March, (03:00 pm \u2013 06:00 pm): Doodda afka ah ee dhinaca Soomaaliya, wareeggeeda labaad.<\/p>\n<p>Jimce, 19 March, (03:00 pm \u2013 06:00 pm): Doodda afka ah ee dhinaca Kenya, wareeggeeda labaad.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_5_a88 td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 May 2020 (Puntlandes) Maxkamada Caddaalada Caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhowaaqday in markale&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69102,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69101","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1151,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69101","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69101"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69101\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69103,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69101\/revisions\/69103"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69102"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69101"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69101"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69101"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}