{"id":69104,"date":"2020-05-19T21:12:10","date_gmt":"2020-05-19T19:12:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69104"},"modified":"2020-05-19T21:12:10","modified_gmt":"2020-05-19T19:12:10","slug":"daawo-video-dowladda-federaalka-oo-ka-hadashay-goaanka-icj-ee-dib-u-dhigista-dhageysiga-dacwadda-badda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69104","title":{"rendered":"Daawo Video: Dowladda Federaalka oo ka hadashay go\u2019aanka ICJ ee dib u dhigista dhageysiga dacwadda Badda"},"content":{"rendered":"<p>19 May 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Dawladda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa caawa ka hadlay go\u2019aan maanta kasoo baxay maxkamadda caddaaladda caalamiga ah ( ICJ) oo lagu caddeeyay in dib loo mudeeyay xilliga garmaqalka Dacwadda Badda ee Maxkamadda hor taalla waqtiga dheer.<span id=\"more-17296\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-69105\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s12.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s12.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s12-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s12-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s12-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5s12-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft tdi_3_21d td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-0455975177838684\" data-ad-slot=\"4699663343\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_2_expand\"><ins id=\"aswift_2_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Maxkamadda caddaaladda caalamiga ah ( ICJ) ayaa maanta caddeysay in ilaa 15-ka bisha March 2021-ka dib loo dhigay waqtiga garmaqalka dacwadda Badda Soomaaliyeed ee Kenya muranka gelisay, iyada maxkamaddu ku sababeysay xaaladda uu sababay xanuunka Feyruska Karoona.<\/div>\n<p>Maxkmadda ICJ waxay 15-ka iyo 18-ka March 2021 dhageysaneysaa dooda dowladda Soomaaliya, iyada oo sidoo kale 17-ka iyo 19-ka March 2021 dhageysaneysa doodda Kenya ee doonista badda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliya mar waliba ay dooneysay in dacwadda la dhageysto xilligii loo qorsheeyay ee aheyd horraanta bisha soo socota, hase yeeshee dowladdu ay ku qasbantahay inay u hoggaansanto amarka dib-u-dhigista ee kasoo baxay maxkamadda.<\/p>\n<p>Mudane Mahdi Maxamed Guuleed waxuu sheegay in maxkamddu ay go\u2019aamisay sidoo kale in dhageysiga dacwaddu uu noqon doono mid afka ku saleysan oo aysan jiri doonin caddeymo qoraal ah oo maxkamadda lala tegi doono maadaama labada dowladood ay horay u geeyeen caddeymaha ay dacwaddooda saldhigga uga dhigayeen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/HoAoYuipI0U\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_5_42d td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 May 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Dawladda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69105,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69104","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1358,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69104","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69104"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69104\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69106,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69104\/revisions\/69106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69105"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}