{"id":69139,"date":"2020-05-21T11:09:39","date_gmt":"2020-05-21T09:09:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69139"},"modified":"2020-05-21T11:09:56","modified_gmt":"2020-05-21T09:09:56","slug":"caynte-oo-soo-bandhigay-arrimo-tuhun-abuuraya-oo-ku-saabsan-kiiska-badda-ee-somalia-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69139","title":{"rendered":"Caynte oo soo bandhigay arrimo tuhun abuuraya oo ku saabsan kiiska Badda ee Somalia iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p>21 May 2020 (Puntlandes) Wasiirkii hore ee qorshaynta Soomaaliya Cabdiraxmaan Caynte, oo qoraal uu soo dhigay facebook uga hadlay dib u dhigista kiiska badda Soomaaliya, ayaa su\u2019aalo ka keenay arrimo dhowr ah oo tuhun abuuri kara.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5w5a.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-69140\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5w5a.jpeg\" alt=\"\" width=\"316\" height=\"316\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5w5a.jpeg 400w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5w5a-150x150.jpeg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5w5a-300x300.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5w5a-50x50.jpeg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5w5a-292x292.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5w5a-55x55.jpeg 55w\" sizes=\"auto, (max-width: 316px) 100vw, 316px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraalka Caynte<\/strong><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Bismillah,<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Maxkamadda Caddaaladda Dunida (ICJ) ayaa maanta markii 3-aad dib u dhigtay dhageysiga dacwadda badda ee ka dhaxeysa\u00a0<span class=\"s3\">Soomaaliya<\/span>\u00a0iyo\u00a0<span class=\"s3\">Kenya<\/span>. Saddexda jeerba waxaa codsiga dibu dhigista lahaa Kenya.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Kolka, waxaan isweydiiyay: sidee ku dhacday inay maxkamaddu 3 goor aqbasho codsiga Kenya. Si kale haddii loo dhigo, maxay 3 goor ku diidday codsiga Soomaaliya? Ma Kenya ayaa naga afmiinshaarsan? Mise way naga qareenno fiican tahay? Mise wax kale oo la qarinayo ayaa meesha ku jira?<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s4\">Tuhunka la qabo waxaa sii xoojinaya in 3-dii qof ee Soomaalida ahaa ee uu Madaxweyne Xasan Sheikh u magacaabay dacwadda, inuusan midkoodna maanta ku lug laheyn dacwadda.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s4\">Dadkaas waxay kala yihiin: 1. Muna Sharmaani oo ay aheyd qareenka hormuudka u ahaa difaaca gayi badeedkeenna. 2. Axmed Cali Dahir, xeer ilaaliyihii hore iyo Dr. Cali Faqi, Danjirihii hore ee Midowga Yurub. Dowladdu ma sheegin cid ay ku beddeshay kooxdaas.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s4\">Intaas waxaa dheer, dowladdii Madaxweyne Xasan Sheikh waxay dhageysiga dacwadda u diri jirtay dad fara badan oo isugu jira bulshada rayidka ah, warbaahinta iyo qurba-joogta. Yoolku wuxuu ahaa in, maadaama uu kiiska badda xasaasi yahay, in markhaati badan loo yeelo, illeen xalaal barqa cad ayaa la quutaaye!<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s4\">Madaxdeenna sharafta leh waxaa la gudboon inay arrintan fagaare uga hadlaan, waliba si furcaddi leh. Haddii kale, waxay noqoneysaa \u201cninkaa dhuumanayee, dhabarkiisu muuqdo, waa dharaar lagu dhowrayaaye\u201d.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s4\">Wabillahi Towfiiq.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 May 2020 (Puntlandes) Wasiirkii hore ee qorshaynta Soomaaliya Cabdiraxmaan Caynte, oo qoraal uu soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69140,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69139","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1405,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69139"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69142,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69139\/revisions\/69142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69140"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}