{"id":69237,"date":"2020-05-22T20:43:04","date_gmt":"2020-05-22T18:43:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69237"},"modified":"2020-05-22T20:43:04","modified_gmt":"2020-05-22T18:43:04","slug":"madaxweynaha-dowladda-puntland-oo-magacaabay-wasiiro-iyo-wasiiru-ku-xigeeno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69237","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Magacaabay Wasiiro iyo Wasiiru Ku-xigeeno"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe: 22 May 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.45 ee 22d May 2020 kuna saabsan magacaabid Wasiiro iyo Wasiiro Ku xigeeno ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589199472838.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68781\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589199472838.jpg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589199472838.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589199472838-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589199472838-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589199472838-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589199472838-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589199472838-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad<\/p>\n<p>Marku arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo Waayo-aragnimadooda shaqo<\/p>\n<p>Marku la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa Eng. Cabdullahi Cali Xirsi (Timacade) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo dalxiiska<\/p>\n<p>2. Waxaa Eng. Maxamuud Xaaji Saalax loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda<\/p>\n<p>3. Waxaa Cabdi Ibrahim Warsame (Qawdhan) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda<\/p>\n<p>4. Waxaa Ismaacil Saleeban Geelle loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDRta<\/p>\n<p>5. Waxaa Axmed Siciid Ismaciil (Qolombe) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Biyaha, Tamarta iyo Macdanta<\/p>\n<p>6. Waxaa Saynab Ismaciil Maxamed loo magacaabay Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Deeganka, Beeraha iyo Isbadalka Cimiladda<\/p>\n<p>7. Waxaa Maxamed Axmed Xasan loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha<\/p>\n<p>8. Waxaa Maxamed Axmed Ismacil (Deero Dile) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Xirirka Caalamiga ah iyo Horumarinta Dhaqalaha.<\/p>\n<p>*Xeerkani wuxuu dhaqan galayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>=DHAMMAAD=<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe: 22 May 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68781,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69237","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1431,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69237","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69237"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69237\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69238,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69237\/revisions\/69238"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68781"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}