{"id":69357,"date":"2020-05-26T20:44:14","date_gmt":"2020-05-26T18:44:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69357"},"modified":"2020-05-26T20:44:14","modified_gmt":"2020-05-26T18:44:14","slug":"midowga-yurub-iyo-sweden-oo-war-ka-soo-saaray-waqtiga-loogu-daray-in-gudiga-doorashada-uu-ku-hor-yimaado-baarlamaanka-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69357","title":{"rendered":"Midowga YURUB iyo Sweden oo war ka soo saaray waqtiga loogu daray in gudiga doorashada uu ku hor-yimaado Baarlamaanka DFS"},"content":{"rendered":"<p>26 May 2020 (Puntlandes)\u00a0Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya Nocolas Berlanga ayaa ka falceliyey dib u dhaca ku yimid waqtiga guddiga doorashooyinka qaranb ay hortagi lahaayeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu walaac xoog leh kaga muujiyey waqtiga cusub ee loo asteeyey guddiga doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>Nocolas Berlanga ayaa su\u2019aal geliyey suurta-galnimada in waqtiga cusub ee loo qabtay guddiga doorashooyinka inay ku hor-yimaadeen baarlamaanka lagu shaaciyo doorasho waqtigeeda dhacdo.<br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\n\u201cMidowga Yurub wuxuu walaac ka muujinayaa suurta-galnimada cawaaqibka waqtiga cusub ee loo qabtay in guddiga doorashooyinka uu ku horyimaado baarlamanka inay ka dhallan karto doorasho waqtigeeda ku dhacdo,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo yeeray Midowga Yurub ayaa kusoo aadayo xilli Guddiyada joogtada ah ay go\u2019aamiyey in Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran (GMDQ) Xaliima Ismaaciil (Xaliima Yarey) ay baarlamanka hor-timaado 27-ka June, kana horjeediso warbixinta ku saabsan doorashada dalka, xilliga ay dhaceyso iyo nooca ay noqoneyso.<\/p>\n<p>Warbixinta guddiga doorashooyinka ayaa markii hore qorshuhu ahaa in lasoo gudbiyo 27-ka bishan May, taas oo macanaheedu yahay in hadda dib looga dhacayo muddo bil.<\/p>\n<p>Sidoo kale\u00a0Safaaradda Sweden ee Soomaaliya ayaa la wadaagtay walaaca uu qabo Safiirka Midowga Yurub ee la xiriira cawaaqibka xun ee ka dhalan kara dib u dhac ku yimaada waqtigii Guddiga Doorashada Qaran uu ku hor imaan lahaa Baarlamaanka ee ku aadan qabashada doorasho xilligeeda ku dhacda.<br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nHoos ka akhriso<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/4b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-69358\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/4b.jpg\" alt=\"\" width=\"597\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/4b.jpg 597w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/4b-187x300.jpg 187w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/4b-292x470.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 597px) 100vw, 597px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 May 2020 (Puntlandes)\u00a0Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya Nocolas Berlanga ayaa ka falceliyey dib u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69358,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69357","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1164,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69357","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69357"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69359,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69357\/revisions\/69359"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69358"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}