{"id":69396,"date":"2020-05-27T12:01:40","date_gmt":"2020-05-27T10:01:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69396"},"modified":"2020-05-27T12:01:40","modified_gmt":"2020-05-27T10:01:40","slug":"xildhibaan-beene-beene-guddoonka-iyo-madaxtooyda-muddo-kororsi-ayay-ka-shaqeynayaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69396","title":{"rendered":"Xildhibaan Beene Beene \u201cGuddoonka iyo Madaxtooyda muddo kororsi ayay ka shaqeynayaan"},"content":{"rendered":"<p>27 May 2020 (Puntlandes) Xildhibaan Maxamuud Beene Beene oo ah Guddoomiyaha Guddiga Ganacsiga iyo warshadaha ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in go\u2019aankii Guddiga Joogtada ay muddo bil waqtiga ugu kordhiyeen Guddiga doorashada madaxa bannaan uu ahaa mid afduub ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5b3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-69397\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5b3.png\" alt=\"\" width=\"365\" height=\"240\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5b3.png 619w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5b3-300x197.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5b3-292x192.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5b3-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 365px) 100vw, 365px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Maxamuud Beene Beene ayaa sheegay in go\u2019aankaas uu ahaa mid qorsheysan oo lagu jebiyay sharciga doorashada, isla markaana qorshe horay loogu soo heshiiyay oo Guddoonka uu fushaday.<\/p>\n<p><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><\/p>\n<p>\u201cGo\u2019aanadi Shirki Labada guddi joogto waxaa uu aha go\u2019aano qorsheysan oo afduub ah, waliba qodobo sharciga doorashada ah ayaa la jabiyey, Guddoonka ayaa fushaday qorsho ay wateen horayna loogu soo heshiiyey\u201dayuu yiri Xildhibaan Beenne Beenne.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu xusay in xubno ka mid ah Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxtooyada ay ka wada shaqeynayaan muddo kororsi.<\/p>\n<p>Go\u2019aankii maalin ka hor uu Guddiga Joogtada labada Gole ku shaaciyay in Guddiga doorashada uu Baarlamaanka hor imaanayo 27-ka bisha June ee soo socota ayaa waxaa walaac ka muujiyay xubno ka tirsan Beesha Caalamka, sida Wakiilka Midowga Yurub iyo Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya oo ka digay cawaaqib ka dhalan kara doorasho aan waqtigeeda ku dhicin iyo dib u dhac ku yimaada taariikhda cusub ee loo qabtay Guddiga doorashada inay ku hor-tagaan Baarlamaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 May 2020 (Puntlandes) Xildhibaan Maxamuud Beene Beene oo ah Guddoomiyaha Guddiga Ganacsiga iyo warshadaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69397,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1242,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69398,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69396\/revisions\/69398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69397"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}