{"id":69496,"date":"2020-05-30T01:37:53","date_gmt":"2020-05-29T23:37:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69496"},"modified":"2020-05-30T01:37:53","modified_gmt":"2020-05-29T23:37:53","slug":"kheyrelaga-bilaabo-maanta-waa-in-madaxda-iyo-golaha-wasiiradu-ka-shaqeeyaan-in-dalka-ay-doorasho-ka-dhacdo-la-isku-waafaqsan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69496","title":{"rendered":"Kheyre:\u201cLaga bilaabo maanta waa in madaxda iyo golaha wasiiradu ka shaqeeyaan in dalka ay doorasho ka dhacdo la isku waafaqsan yahay\u201d"},"content":{"rendered":"<p>29 May 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa kulan uu shalay kula qaatay habka fogaan aragga waxa uu ugu baaqay golaha wasiirada xukuumadiisa inay u diyaargaroobaan sidii ay ugaga qeybqaadan lahaayeen in dalka ay doorasho ku dhacdo.<\/p>\n<p><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-67715\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a1.jpg\" alt=\"\" width=\"434\" height=\"224\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a1-300x155.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a1-292x151.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/15a3a1-638x329.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 434px) 100vw, 434px\" \/><\/a><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nKhayre ayaa u sheegay golaha wasiirada in howlaha ugu muhiin ee dowlada horyaal ay yihiin doorashooyinka ayna ka qeybqaataan sidii loo qaban lahaa doorasho ku dhacdo si nabad ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cAfartii sano waa in mar doorasho la galo, doorasho dadka intooda badan isla oggol yihiin stake holders badankood ama kuligood qeyb ka yihiin.\u201dayaa ka mid ahaa qudbadii uu u jeediyay Khayre golihiisa wasiirada iyadoo codkiisana laga dheehan karay inuu taxadar ka muuqdo qudbadiisa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Khayre ayaa xusuusiyay golihiisa wasiirada in sharciyada ay ku joogaan xilalkana ku hayaan ay tahay mid ku timid doorasho.<\/p>\n<p>\u201cDoorasho ayaa ka dhici jirtey dalka nooceey rabto ha ahaatee, waana tan sharciyada aaan halkan ku joogno na siisay.\u201d<\/p>\n<p>\u201cDalka doorasho inay ka dhacdo ayaa ka muhiimsan inta kale qof walba inuu dareemo in afartii sano mar dalkaan doorasho ka dhacdo.\u201dayuu sii raaciyay Ra\u2019iisul Wasare Khayre .<\/p>\n<p>Isagoo si kooban uga hadlay heerka ay maraysa u diyaargarowga qabashada doorashada ayuu Ra\u2019iisul Wasaaruhu sheegay in ay gacanta ku hayaan baarlamaanka iyo guddiyo kale.<\/p>\n<p>Waxa uu carrabka ku adkeeyay Ra\u2019iisul Wasaraha in loo baahan yahay in dalka ay ka dhacdo doorasho ummadu ay u dhan tahay kuna dhacda si xasillooni ah shacabkana ay ka qeybqaataan.<\/p>\n<p>Hadalkan uu jeediyay Ra\u2019iisul Wasaare Khayre ayaa u muuqda inuu u yahay jawaab hogaamiyaasha mucaaradka iyo hay\u2019adaha caalamiga ah oo ka digey in madaxda dalka ay isku dayaan inay waqtiga dheereystaan oo aysan dalka ka dhicin doorasho.<br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\n&nbsp;<\/p>\n<p><script>window.fbAsyncInit = function() {\n    FB.init({\n        xfbml      : true,\n        version    : 'v2.3'\n    });\n    }; (function(d, s, id){\n        var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];\n        if (d.getElementById(id)) {return;}\n        js = d.createElement(s); js.id = id;\n        js.src = \"\/\/connect.facebook.net\/en_US\/sdk.js\";\n        fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);\n    }(document, 'script', 'facebook-jssdk'));<\/script><\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/mahdi.y.ali.3\/videos\/10158015950808941\/\" data-width=\"500\" data-allowfullscreen=\"true\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 May 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa kulan uu shalay kula qaatay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67712,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1294,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69497,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69496\/revisions\/69497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/67712"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}