{"id":69526,"date":"2020-05-31T12:28:24","date_gmt":"2020-05-31T10:28:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69526"},"modified":"2020-05-31T12:28:24","modified_gmt":"2020-05-31T10:28:24","slug":"daawo-video-gen-odawaa-ciidanka-wax-lug-ah-kuma-lahan-falkii-ka-dhacay-gololey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69526","title":{"rendered":"Daawo Video: Gen. Odawaa \u201cCiidanka wax lug ah kuma lahan falkii ka dhacay Gololey\u201d"},"content":{"rendered":"<p>31 May 2020 (Puntlandes) Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raagge oo xalay shir jaraa\u2019id ku qabtay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Ciidanka xoogga aysan wax lug ah ku laheyn dhacdadii dadka lagu laayay ee dhowaan ka dhacday deegaanka Gololey ee ka tirsan degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5g9-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-69527\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5g9-1.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5g9-1.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5g9-1-300x188.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5g9-1-292x183.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5g9-1-638x399.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gen. Odawaa ayaa sheegay in dadka ku eedeynaya inay falkaas ka dambeeyaan Ciidamada ay yihiin dad u adeegaya Cadawga.<br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\n\u201cArrin aad iyo aad u murugo badan ayaa ka dhacday Gololey, Ciidanka xoogga kuma lug laha falkaas, kama suurta gasho ciidanka bulshada ayay u adeegaan ee bulshada ma dilaan, dadka waxaas ka dambeeya waa la garan karaa waa cadawga Umadda Soomaaliyeed ee ku caan baxay leynta dadka\u201dayuu yiri Gen. Odawaa.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inay socdaan baaritaano ku aadan falkaas, isla markaana ay haatan hayaan xogog horudhac ah oo ku aadan falkaas oo ay gacmaha kula jiraan hey\u2019adaha kala duwan ee Amniga.<\/p>\n<p>Hadalka ka soo yeeray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa ku soo aaday, iyadoo dadka deegaanka ay farta ku fiiqayaan in Ciidamada dowladda ay ka dambeeyaan dhibaatadii ka dhacday Gololey ee lagu laayay dhalinyaradii dhaqaatiirta aheyd ee ka shaqeyneysay xarunta caafimaad.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/DofjGB6suiY\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 May 2020 (Puntlandes) Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raagge oo xalay shir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69527,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69526","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1384,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69526"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69528,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69526\/revisions\/69528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69527"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}