{"id":69593,"date":"2020-06-01T22:35:52","date_gmt":"2020-06-01T20:35:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69593"},"modified":"2020-06-01T22:35:52","modified_gmt":"2020-06-01T20:35:52","slug":"xukuumadda-oo-billowday-fulinta-amarkii-raiisul-wasaaraha-ee-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69593","title":{"rendered":"Xukuumadda Oo Billowday Fulinta Amarkii Ra\u2019iisul Wasaaraha Ee Doorashada"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">01 June 2020 (Puntlandes) Shirka Guddi hoosaadka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay sidii loo fulin lahaa amarkii Ra\u2019iisul Wasaaraha ee ahaa in xukuumaddu si buuxda uga shaqayso hirgalinta doorashada dalka oo xilligeeda lagu qabto.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-69594\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w1.jpg\" alt=\"\" width=\"582\" height=\"283\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w1.jpg 4000w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w1-300x146.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w1-768x373.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w1-1024x498.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w1-292x142.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w1-638x310.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 582px) 100vw, 582px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa furay shirka Guddi hoosaadka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay, waxaana guddoomiyay Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).<\/p>\n<p><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><\/p>\n<p align=\"left\">Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibrahim (Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in ay guddigu diyaariyeen tallaabooyinka farsamo ee laga sugayay guddiga si loo hirgeliyo doorasahada.<\/p>\n<p align=\"left\"><strong>Kulanka ayaa looga dooday baahida deg degga ah ee loo qabo wada tashi loo dhan yahay oo ay yeeshaan dowladda Federaalka iyo dhammaan dowlad goboleedyada, si loo hirgeliyo doorasho loo dhan yahay oo xilligeeda ku qabsoonta.<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\">Xubnaha guddiga ayaa si wadajir ah hoosta uga xarriiqa muhiimmadda ay leedahay in la helo heshiis siyaasadeed oo gogosha u xaara in loo gudbo arrimaha farsamo ee doorashooyinka, kadibna loo soo bandhigo qorsho cad oo waqtiyeeysan.<\/p>\n<p align=\"left\">Wasaarraddaha Amniga, maaliyadda iyo arrimaha gudaha ayaa iyana soo bandhigay qorshaha uga aaddan doorshooyinka.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Shirkii Golaha wasiirrada Khamiistii la soo dhaafay ka shaaciyay in shaqada ugu muhiimsan ee dowladda hortaalla xilligan ay tahay hiegelinta doorasho waqtigeedii dhacda oo la isla ogol yahay.<\/p>\n<p><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 June 2020 (Puntlandes) Shirka Guddi hoosaadka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay oo maanta lagu qabtay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69594,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69593","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1335,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69593","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69593"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69593\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69595,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69593\/revisions\/69595"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69594"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69593"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69593"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69593"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}