{"id":69599,"date":"2020-06-02T18:37:32","date_gmt":"2020-06-02T16:37:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69599"},"modified":"2020-06-02T18:37:32","modified_gmt":"2020-06-02T16:37:32","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-uu-weheliyo-madaxweyne-ku-xigeenka-ayaa-kulan-la-qaatay-guddoomiyaha-baarlamaanka-iyo-xubno-ka-mid-ah-hoggaanka-dhaqanka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69599","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo xubno ka mid ah hoggaanka dhaqanka Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe: 02 June 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Ismaaciil Maxamed Warsame iyo xubno ka mid ah hoggaanka dhaqanka Puntland.<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5s.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-69600\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5s.jpg\" alt=\"\" width=\"569\" height=\"379\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5s.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5s-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5s-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5s-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5s-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5s-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 569px) 100vw, 569px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulanka ayaa loo<span class=\"text_exposed_show\">ga hadlay kawada shaqeynta midnimada, amniga iyo horumarka Puntland waxaana lagu guuleystay in meesha laga saaro kala aragti duwanaan dhinaca maamulka iyo shaqada ah oo u dhexeysay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\"><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nDowladdu waxay Bulshada Puntland ugu baaqaysa inay ka shaqeeyaan dowladdnimada, meel ugasoo wadajeestaan cadowga, iskana ilaaliyaan waxkasta oo khalkhalgelinaya nidaamka , amniga iyo jiritaanka Puntland.&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe: 02 June 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69600,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69599","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1493,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69599","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69599"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69601,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69599\/revisions\/69601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69600"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}