{"id":69632,"date":"2020-06-04T23:01:15","date_gmt":"2020-06-04T21:01:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69632"},"modified":"2020-06-04T23:01:15","modified_gmt":"2020-06-04T21:01:15","slug":"shir-u-dhaxeeya-madaxtooyada-somalia-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-is-faham-waa-ku-dhamaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69632","title":{"rendered":"Shir u dhaxeeya Madaxtooyada Somalia iyo dowlad goboleedyada oo is faham waa ku dhamaaday"},"content":{"rendered":"<p>04 June 2020 (Puntlandes)\u00a0 Waxaa burburay shir maalmihii la soo dhaafay dhanka Zoomka ku dhex marayay Wakiilo ka kala socday Madaxtooyada Villa Somalia, dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir, si looga arrinsado goobta iyo ajandayaasha shir lagu wado inuu dhex maro\u00a0 Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-68440\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1.jpg\" alt=\"\" width=\"318\" height=\"219\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-300x207.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-768x529.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-1024x705.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-292x201.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-638x440.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/9b1a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 318px) 100vw, 318px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirkii u dambeeyay ee maanta dhinacyadaas ku dhex maray Zoomka ayaa is faham waa ku dhamaaday, kaddib markii la isku raaci waayay waqtiga iyo goobta uu shirka ka dhacayo, waxaana jiray soo jeedino kala duwan oo la xiriira taariikhda shirka dhacayo oo ay kala wateen xubnaha ka kala socday dawlad Goboleedyada oo midba taariikh gaar ah soo bandhigay.<br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nHase ahaatee markii intaas la isku fahmi waayay ayaa hadana dood kale ka dhalatay in Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ay isugu yimaadeen shir dhinaca qadka Zoomka, waxaana arrintaas diiday oo ka horyimid Madaxtooyada Soomaaliya iyo Maamulka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nWaxaa horay u jiray in Wakiilka ka socday Koofur Galbeed inuu soo jeediyay kulanka ay isugu imaanayaan dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada inuu dhaco bartamaha bisha July, halka Qaramada Midoobey iyo wakiilada kale ee Beesha Caalamka ay doonayeen in shirka uu dhaco dhamaadka bisha June.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa wax shir ah isugu imaan tan iyo bishii may ee sanadkii hore, xilligaasoo Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ku kulmeen magaalada Garowe, waxaana shirkaas uu ku dhamaaday burbur, kaddib markii qodobo dhowr ah la isku mari waayay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 June 2020 (Puntlandes)\u00a0 Waxaa burburay shir maalmihii la soo dhaafay dhanka Zoomka ku dhex&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68788,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69632","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1449,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69632","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69632"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69633,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69632\/revisions\/69633"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/68788"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}