{"id":69641,"date":"2020-06-07T06:51:17","date_gmt":"2020-06-07T04:51:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69641"},"modified":"2020-06-07T12:51:38","modified_gmt":"2020-06-07T10:51:38","slug":"madaxii-alshabaab-u-qaabilsanaa-qaraxyada-oo-galkacayo-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69641","title":{"rendered":"Madaxii Alshabaab u Qaabilsanaa Qaraxyada oo Galkacayo Lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p>07 June 2020 (Puntlandes)\u00a0Howlgal si wadari ah ay uga fuliyeen magaaladda Galkacayo Ciidamada Danab iyo PSF ayaa lagu dilay madaxii ururka alshabaab u qaabilsanaa qaraxyada gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-69642\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w6.jpg\" alt=\"\" width=\"591\" height=\"443\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w6.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w6-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w6-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w6-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w6-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w6-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w6-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w6-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w6-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 591px) 100vw, 591px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ninkan oo aan magaciisa la shaacin ayaa masuul ka ahaa qaraxyo lagu dilay Masuuliiyin ka tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug ee magaaladda Galkacayo<br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nCiidamada PSF ayaa qoraal ay soo saareen ku yiri \u201cHawlgal qorshaysan oo ay si wada jir ah uga fuliyeen magaalada\u00a0Gaalkacyo\u00a0ciidamada Amniga Puntland iyo ciidanka Danab qaybtooda 21st ee magaalada Gaalkacyo oo ka wada shaqaynaya sidii loo sugi lahaa amniga magaalada Gaalkacyo ayaa waxay ku guulaysteen in ay dilaan madaxii Alshabaab u qaabilsanaa qaraxyada gobolka Mudug oo ay dabagal ku hayeen ciidamadu \u201c<\/p>\n<p>Ciidamada PSF waxay sheegeen in ninkaasi uu qorshaynayay qaraxyo kale oo la doonayay in lagu bartilmaameedsado masuuliyiin sarsare.<\/p>\n<p>Bishii hore, waxaa qarax ismiidaamin ah lagu dilay guddoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland. masuuliyada qaraxaasi waxaa sheegtay ururka Alshabaab.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 June 2020 (Puntlandes)\u00a0Howlgal si wadari ah ay uga fuliyeen magaaladda Galkacayo Ciidamada Danab iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1637,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69641"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69643,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69641\/revisions\/69643"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69642"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}